{"id":43934,"date":"2018-02-05T22:43:31","date_gmt":"2018-02-05T19:43:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43934"},"modified":"2018-02-05T22:44:05","modified_gmt":"2018-02-05T19:44:05","slug":"wasiirka-maaliyadda-soomaalia-bayle-oo-ka-hadley-canshuuraha-la-saarey-ganacsatada-iyo-badeecadaha-ay-soo-dajiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/wasiirka-maaliyadda-soomaalia-bayle-oo-ka-hadley-canshuuraha-la-saarey-ganacsatada-iyo-badeecadaha-ay-soo-dajiyaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda Soomaalia Bayle oo ka Hadley Canshuuraha la Saarey Ganacsatada iyo Badeecadaha ay Soo Dajiyaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beyle-wasiir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43935\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beyle-wasiir.jpg\" alt=\"\" width=\"933\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beyle-wasiir.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beyle-wasiir-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 933px) 100vw, 933px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta Shir Jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha canshuur qaadista sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka cusub ee wasaaraddu soo kordhisay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Bayle ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ku sheegay in ay wasaarada maaliyada ay dadaal dheer u gashay in hay\u2019ado aan ka tirsanayn wasaaradda ay ku guuleysatay in ay la soo wareegto.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCid kasta oo qaadeysa tallaabo maaliyadeed ayaa wasaarada u suuragashay in ay xafiisyadooda kala socdaan,sidoo kalena dhammaan cidkasta oo ka mid ah Shaqaalaha Dowladda ay mushaarkeeda bil walba ay helaan.\u201dayuu yiri wasiirka Maaliyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wasiirka Maaliyada ayaa ka hadlay canshuuraha lagu soo rogey goobaha ganacsiga magaalada Muqdisho iyo dekeda Muqdisho oo uu ka hadlay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDekedda Muqdisho waa mid weyn oo daqli badan ka soo gala dalka,mashaariic badana waxaa laga fuliyay magaalada Muqdisho marka lamid ma ahan dekedaha kale ee ku yaal gobolada dalka.\u201dayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Maaliyada ayaa sidoo kale sheegay in canshuurta cusub ee dhawaan wasaaraddu ku soo rogtay Hay\u2019adaha ganacsiga gaar ahaan maqaayadaha, Xawaaladaha , Biyaha iyo Hoteellada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay wasiirka in ay la shireen Milkiilayaasha maqaayadaha,hoteelada iyo ganacsiga gaar ahaan maqaayadaha iyo Hoteellada ayna isla garteen in si wadajir ah ay ula socdaan lacagta la qaadayo halka ay ku baxeyso si Soomaaliya ay isugu filnaato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka maaliyada ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in lacag Shillin Soomaali ah ay sameeyaan balse ay ku horgudban yihiin shuruudo faro badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43920\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta Shir Jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha canshuur qaadista sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka cusub ee wasaaraddu soo kordhisay. Wasiir Bayle ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ku sheegay in ay wasaarada maaliyada ay dadaal dheer u gashay in hay\u2019ado aan ka tirsanayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43934"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43937,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43934\/revisions\/43937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}