{"id":43911,"date":"2018-02-05T21:09:11","date_gmt":"2018-02-05T18:09:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43911"},"modified":"2018-02-05T21:18:47","modified_gmt":"2018-02-05T18:18:47","slug":"xeebaha-dalka-spain-oo-laga-helay-meydadka-muhaajiriin-africa-kasoo-haajirey-kuwaasoo-doontii-ay-la-socdeen-badda-ku-degtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/xeebaha-dalka-spain-oo-laga-helay-meydadka-muhaajiriin-africa-kasoo-haajirey-kuwaasoo-doontii-ay-la-socdeen-badda-ku-degtey\/","title":{"rendered":"Xeebaha Dalka SPAIN oo Laga Helay Meydadka Muhaajiriin Africa kasoo Haajirey kuwaasoo Doontii ay la Socdeen Badda ku Degtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriibayaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriibayaal.jpg\" alt=\"\" width=\"882\" height=\"550\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriibayaal.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriibayaal-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 882px) 100vw, 882px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay 20 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray Meydadkooda badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse ku dhaw dalka dariska la ah Moroko.<\/p>\n<p>Kooxda Gurmadka deg deg ah dalka Moroko ayaa soo saaray meydadka kaddib markii dooni ay saarnaayeen Muhaajiriin ay ku degtay badda.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska dalkaasi ayaa xaqiijiyay in dadka dhintay badankooda ay kasoo jeeddaan Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Wargeys kasoo baxa dalka Spain ayaa qoray in meydadka muhaajiriintaan laga helay iyaga oo dul sabeynaya xeebta Melilla.<\/p>\n<p>Tirada rasmiga ah ee meydadka ayaanan wali si dhab ah loo xaqiijin.<\/p>\n<p>Kooxaha samatabixinta ee dalka Spain ayaa iyaguna dib u bilaabay howlaha lagu baadigoobayo meydadka dheeraad ah subaxnimadii Axada.<\/p>\n<p>Ilaa iyo sanadkaan 2018, dalka Spain waxa uu ahaa halka ugu muhiimsan ee ay kasoo galaaan qaxootiga dhaqaala doonka ah ee soo gaaraya Yurub.<\/p>\n<p>Gobolkaan Melilla, ayaa ah goobta ugu weyn ee muhaajiriinta shaqa doonka ah ama magangalya doonka ay uga gudbaan dalalka Yurub.<\/p>\n<p>Melila iyo degaanka kale ee Ceuta ayaa ah dhulka keliya ee xadka la leh Afrika oo ku yaalla Spain, halkaasi oo muhaajiriintu ay uga gubdaan Yurub.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43824\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43826\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Inta la xaqiijiyay 20 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray Meydadkooda badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse ku dhaw dalka dariska la ah Moroko. Kooxda Gurmadka deg deg ah dalka Moroko ayaa soo saaray meydadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43911\/revisions\/43913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}