{"id":43890,"date":"2018-02-04T22:07:47","date_gmt":"2018-02-04T19:07:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43890"},"modified":"2018-02-04T22:25:25","modified_gmt":"2018-02-04T19:25:25","slug":"guddoomiyaha-ahna-duqa-muqdisho-oo-kala-hadley-khuburo-ka-socdey-dalka-shiinaha-horumarinta-caasimada-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/guddoomiyaha-ahna-duqa-muqdisho-oo-kala-hadley-khuburo-ka-socdey-dalka-shiinaha-horumarinta-caasimada-xamar\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha ahna Duqa Muqdisho oo kala Hadley Khuburo ka Socdey Dalka Shiinaha Horumarinta Caasimada Xamar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/shiinaha-iyo-duqa-muqdisho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/shiinaha-iyo-duqa-muqdisho.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/shiinaha-iyo-duqa-muqdisho.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/shiinaha-iyo-duqa-muqdisho-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Shiinaha oo kamid yihiin shariikado ka shaqeeya horumarinta magaalooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxana ay isla soo qaadeen sidii caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ay ula tartami lahayd caasimadaha caalamka, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha jidad casri ah, dib-u-howlgelinta nalalka haga gaadiidka ee Samaafalaha, Soolarro casri ah iyo bulaacadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Cabdiraxmaan Yarisoow ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid looga xaajoonayo sidii magaalada Muqdisho ay u heli lahayd maalgashi iyo horumarin ballaaran, si ay tartan ula gasho caasimadaha dalalka kale ee caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isagoo tilmaamay in ay ka wada hadleen wax yaabaha mudnaanta gaarka ah ay siinayaan, dhankoodana balan qaadeen wax walba oo macquul ah in ay nagala shaqeynayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKulanka aan la qaatay wafdiga ka socda dawladda Shiinaha ee kamid ahaayeen shirkadaha ka shaqeeya horumarinta magaalooyinka casriga ah, waxaan iskula soo qaadnay sidii caasimadda dalka Soomaaliya ay ula tartami lahayd caasimadaha kale ee caalamka, waana ku heshiinay, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha jidad casri ah, dib-u-howlgelinta nalalka haga gaadiidka ee Samaafalaha, Soolarro casri ah iyo xal u helidda bullaacadaha\u201d. ayuu yiri Eng Yarisoow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa Waaxda Cilmi baarista iyo muxudadaadka dalka Shiinaha oo wafdiga hoggaamiyey ayaa dhankiisa sheegay in magaalada Muqdisho ay u baahan tahay horumarin ballaaran in lagu sameeyo adeegyada guud ayna aqoon wanaagsan u leeyihiin dhinaca casriyeynta Caasimadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana ay uga mahadceliyeen guddoomiyaha gobolka Benaadir soo dhaweynta iyo wada-shaqeynta wanaagsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43824\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43826\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Shiinaha oo kamid yihiin shariikado ka shaqeeya horumarinta magaalooyinka. Waxana ay isla soo qaadeen sidii caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ay ula tartami lahayd caasimadaha caalamka, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha jidad casri ah, dib-u-howlgelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43890"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43893,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43890\/revisions\/43893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}