{"id":4388,"date":"2011-11-23T15:42:10","date_gmt":"2011-11-23T15:42:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4388"},"modified":"2011-11-23T16:10:10","modified_gmt":"2011-11-23T16:10:10","slug":"tilisyada-ciidamada-amisom-iyo-kenya-oo-ku-heshiiyay-ladagaalanka-xarakada-mujaahidiinta-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/tilisyada-ciidamada-amisom-iyo-kenya-oo-ku-heshiiyay-ladagaalanka-xarakada-mujaahidiinta-alshabaab\/","title":{"rendered":"Tilisyada ciidamada amisom iyo Kenya oo ku heshiiyay ladagaalanka xarakada mujaahidiinta Alshabaab"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/amisom.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4392\" title=\"amisom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/amisom.jpeg\" alt=\"\" width=\"197\" height=\"132\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<\/h3>\n<p>Afhayeenka Ciidamada AMISOM Pady Akunda ayaa ka warbixiyey kulan maalintii shalauy magaalada Adis Ababa ku dhexmaray Taliyeyaasha Ciidamada AMISOM iyo Meleteriga Kenya kaasi oo looga hadlay hawlgalka Kenya.<\/p>\n<p>Pady Akunda ayaa sheegay in qodobada diiradda lagu saaray kulanka ay aahayeen sidii ay labada Ciidan ee AMISOM iyo Meleteriga Kenya isaga kaashan lahaayeen dagaalka Al shabaab.<\/p>\n<p>Mr Akunda ayaa tilmaamay in Ciidamada Kenya ee gudaha usoo galay Soomaaliya ay dalka u yimaadeen sidii meesha looga saari lahaa xarakada\u00a0 Al shabaab.<\/p>\n<p>Si rasmi ah looma faah faahin qaabka ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Kenya dagaalka uga wada qayb qaadan doonaan, hase yeeshee waxaa la sheegay in uu dhexmari doono iskaashi dhanka dagaalka ah.<\/p>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; (wakaalada wararka somaiya warsom.com) Afhayeenka Ciidamada AMISOM Pady Akunda ayaa ka warbixiyey kulan maalintii shalauy magaalada Adis Ababa ku dhexmaray Taliyeyaasha Ciidamada AMISOM iyo Meleteriga Kenya kaasi oo looga hadlay hawlgalka Kenya. Pady Akunda ayaa sheegay in qodobada diiradda lagu saaray kulanka ay aahayeen sidii ay labada Ciidan ee AMISOM iyo Meleteriga Kenya isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4388","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4388"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4388\/revisions\/4397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}