{"id":43877,"date":"2018-02-04T20:43:06","date_gmt":"2018-02-04T17:43:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43877"},"modified":"2018-02-04T21:17:13","modified_gmt":"2018-02-04T18:17:13","slug":"balaayiin-dolar-oo-loogu-deeqey-waxbarashada-dalalka-soo-koraya-una-badan-waddamada-qaarada-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/balaayiin-dolar-oo-loogu-deeqey-waxbarashada-dalalka-soo-koraya-una-badan-waddamada-qaarada-africa\/","title":{"rendered":"Balaayiin Dolar oo Loogu Deeqey Waxbarashada Dalalka Soo Koraya una Badan Waddamada Qaarada Africa."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/waxbarsho-dalalka-soo-koraya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43879\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/waxbarsho-dalalka-soo-koraya.jpg\" alt=\"\" width=\"904\" height=\"508\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/waxbarsho-dalalka-soo-koraya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/waxbarsho-dalalka-soo-koraya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 904px) 100vw, 904px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Madaxda Waxbarashadda dalalka caalamka\u00a0 ayaa ka qeyb galaya shir caalami ah oo ka socda dalKa Senegal , kasoo looga hadlaayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashadda dalalka soo koraya.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Dowladda UK iyo sidoo kale dalalka Midowga\u00a0 2.3 bilyan oo doolar ugu deeqay dalalka soo koraya si sare loogu qaado dhaqaalaha lagu bixiyo waxbarashada dalalka soo koraya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka soo qabanqaabiyay shirkaasi ayaa waxaa ay sheegeen in kharashkaasi ay ku deeqeen wadammada deeqda bixiya uu yahay mid aad u sarreeya markii la barbar dhigo 1.3-da bilyan ee doolar ee waxbarashada lagu bixiyay saddexdii sanno ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalalka soo koraya ayaa dhankooda waxaa ay ballan qaadeen inay kordhin doonaan lacagta ay ku bixiyaan waxbarashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa hay\u2019adda caalamiga ah ee shirkaasi soo qabanqaabisay Alice Albright ayaa sheegtay in taageerada aan caadiga ahayn ay ka dhigan tahay in dhaqaalaha lagu caawin doono ku dhawaad sagaashan dal oo caalamka ku yaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa ay sidoo kale sheegtay in ay sii wadi doonaan shirarka nuucaan oo kale ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43824\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Waxbarashadda dalalka caalamka\u00a0 ayaa ka qeyb galaya shir caalami ah oo ka socda dalKa Senegal , kasoo looga hadlaayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashadda dalalka soo koraya. Dowladda UK iyo sidoo kale dalalka Midowga\u00a0 2.3 bilyan oo doolar ugu deeqay dalalka soo koraya si sare loogu qaado dhaqaalaha lagu bixiyo waxbarashada dalalka soo koraya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43877"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43884,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43877\/revisions\/43884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}