{"id":43869,"date":"2018-02-04T19:59:51","date_gmt":"2018-02-04T16:59:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43869"},"modified":"2018-02-04T20:05:08","modified_gmt":"2018-02-04T17:05:08","slug":"caruur-soomaaliyeed-oo-dawladda-canada-ka-qaadatey-qoyskii-dhaley-dacwad-kadibna-qaar-loo-soo-celiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/caruur-soomaaliyeed-oo-dawladda-canada-ka-qaadatey-qoyskii-dhaley-dacwad-kadibna-qaar-loo-soo-celiyey\/","title":{"rendered":"Caruur Soomaaliyeed oo Dawladda CANADA ka Qaadatey Qoyskii Dhaley Dacwad kadibna Qaar loo Soo Celiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/caruur-lasoo-celiyey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43870\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/caruur-lasoo-celiyey.jpg\" alt=\"\" width=\"926\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/caruur-lasoo-celiyey.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/caruur-lasoo-celiyey-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 926px) 100vw, 926px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Canada ayaa todobaad ka hor qoys Soomaaliyeed oo kunool dalkaasi , waxaa ay ka qaadatay 10 caruur ah oo ay heysteen ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku guul dareysteen Shuruudaha caruurta dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiin ka tirsan wasaaradda Carruurta oo ay wehliyaan Booliska Canada ayaa qoyskan ugu tagay gurigooda iyaga oo ka qaatay mar kaliya Toban Carruur ah oo ay dhaleen, waxaana sidoo kale la xiray Labada Waalid ee Carruurta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Aabaha Soomaaliyed ee dhalay Carruurtaasi Cabdi Kaafi Cosoble \u00a0ayaa warbaahinta u sheegay in todobaad kaddib dib loogu soo celiyay 8 ka mid ah Caruurta kaddib dadaal ay sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaa ku darray in Wasaaradda Xanaanada Carruurta ay ka dambeysay in laga qaato Carruurta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu sheegay in hadda ay ka maqan yihiin labo ka mid ah Carruurta laakiin ay rajo ka qabaan in dib loogu soo celiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaalida kunool dalalka ku yaalla Yurub iyo America ayaa inta badan waxaa dhacda in laga qaato carruurta ay ku heystaan dalalkaasi markii ay isku dayeen in ay canaantaan ama ay baraan diinta iyo dhaqanka Suuban ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43824\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43826\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Canada ayaa todobaad ka hor qoys Soomaaliyeed oo kunool dalkaasi , waxaa ay ka qaadatay 10 caruur ah oo ay heysteen ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku guul dareysteen Shuruudaha caruurta dalkaasi. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan wasaaradda Carruurta oo ay wehliyaan Booliska Canada ayaa qoyskan ugu tagay gurigooda iyaga oo ka qaatay mar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43870,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43869"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43872,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43869\/revisions\/43872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43870"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}