{"id":43822,"date":"2018-02-03T18:48:51","date_gmt":"2018-02-03T15:48:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43822"},"modified":"2018-02-03T18:49:28","modified_gmt":"2018-02-03T15:49:28","slug":"magaalada-gaalkacyo-oo-hawl-gallo-ka-socdaan-kadib-qarax-ka-dhacey-magaaladawaa-sidee-xaaladu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/magaalada-gaalkacyo-oo-hawl-gallo-ka-socdaan-kadib-qarax-ka-dhacey-magaaladawaa-sidee-xaaladu\/","title":{"rendered":"Magaalada Gaalkacyo oo Hawl Gallo ka Socdaan kadib Qarax ka Dhacey Magaalada\/waa sidee Xaaladu?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/galkacyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/galkacyo.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/galkacyo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/galkacyo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya aqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howlgaladan oo ay sameynayaan ciidamada Amaanka ee maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Gaalkacyo qeybta Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali howlgaladan lama sheegin cid si rasmi ah loogu soo qabtey, hase ahaatee ciidamada ayaa galaya inta badan guryaha ku yaalla Gaalkacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada Amniga Waqooyiga Gaalkacyo ayaa sheegaya in ujeedka Howlgaladan ay yihiin sidii ay u sugi lahaayeen Amaanka guud ee magaaladaasi iyo sidii loo soo qab qaban lahaa raggii ka dambeeyay Qarax gaarigiisa loogu xiray Sarkaal Sare oo shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii uu magaalada ka dhacay Qarax lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada maamul gobolleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Farxaan Caato.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43824\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43826\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya aqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladan oo ay sameynayaan ciidamada Amaanka ee maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Gaalkacyo qeybta Puntland. Wali howlgaladan lama sheegin cid si rasmi ah loogu soo qabtey, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43822"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43822\/revisions\/43829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}