{"id":43811,"date":"2018-02-02T17:56:08","date_gmt":"2018-02-02T14:56:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43811"},"modified":"2018-02-02T17:57:52","modified_gmt":"2018-02-02T14:57:52","slug":"badda-liiba-oo-lasoo-sheegayo-in-ay-ku-haraqmeen-tahriibayaal-aan-weli-la-xaqiijin-dalalka-ay-kasoo-kala-jeedaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/badda-liiba-oo-lasoo-sheegayo-in-ay-ku-haraqmeen-tahriibayaal-aan-weli-la-xaqiijin-dalalka-ay-kasoo-kala-jeedaan\/","title":{"rendered":"Badda Liiba oo Lasoo Sheegayo in ay ku Kharaqmeen Tahriibayaal aan Weli La Xaqiijin Dalalka ay kasoo kala Jeedaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib2.jpg\" alt=\"\" width=\"869\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/tahriib2-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 869px) 100vw, 869px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa 90 ruux oo Muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay badda ku qaraqmeen ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaa sidaasi sheegtay hay\u2019ada socdaalka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saddex ka mid ah dadkii ka badbaaday doontaasi ayaa sheegay in inta badan dadka doonta ku qaraqmay ay ahaayeen dad u dhashay dalka Pakistaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Liibya ayaa muddo sanado ah marin u ahayd Tahriibayaasha doonaya in ay gaaraan Bariga Yurub iyaga sii maraya Badda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse sanaddii aanu soo dhaafnay ayaa waxa ay dalalka Yurub heshiis muran dhaliyay la galeen ilaalada xeebaha Liibiya si ay gacan uga gaystaan joojinta qulqulka muhaajiriinta doonaya in ay Taliyaaniga gaaraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adaha gargaarka iyo Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay dowladaha Yurub in qaab aan bina\u2019aadanimo ahayn ay u wajaheen arrintan, Hay\u2019adda Amnesty ayaa sheegtay in dowladaha Yurub ay ku lug yeesheen jirdil loo gaysto muhaajiriinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaydadka Tobon qof ayaa la sheegay in xeebaha liibiya ay ku soo caariyeen,\u201d waxaa sidaasi lagu sheegay bayaan ay soo saartay hay\u2019adda socdaalka aduunka ee (IOM), Afhayeen u hadlay ha\u2019adda ayaa sheegay in Pakistaniyiinta isku dayaya in ay Taliyaaniga gaaraan ay sii kordhayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilaa 90 ruux oo Muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay badda ku qaraqmeen ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaa sidaasi sheegtay hay\u2019ada socdaalka ee Qaramada Midoobay. Saddex ka mid ah dadkii ka badbaaday doontaasi ayaa sheegay in inta badan dadka doonta ku qaraqmay ay ahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43811"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43815,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43811\/revisions\/43815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}