{"id":43807,"date":"2018-02-02T17:40:47","date_gmt":"2018-02-02T14:40:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43807"},"modified":"2018-02-02T17:42:56","modified_gmt":"2018-02-02T14:42:56","slug":"safiirka-dalka-imaaraadka-ee-soomaaliya-oo-uu-la-kulmey-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/safiirka-dalka-imaaraadka-ee-soomaaliya-oo-uu-la-kulmey-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Safiirka Dalka Imaaraadka ee Soomaaliya oo uu la kulmey Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/w-arrrimaha-debedda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/w-arrrimaha-debedda.jpg\" alt=\"\" width=\"913\" height=\"461\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/w-arrrimaha-debedda.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/w-arrrimaha-debedda-300x151.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 913px) 100vw, 913px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan gaar ah la yeeshay Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, oo ah Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan oo ka dhacay xarunta Safaaradda Imaaraadka ee Soomaaliya ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, si labada dal ay u sameeyaan horusocod dan u ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha Imaaraadka Carabta u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa wuxuu ku amaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya dadaalka ay ugu jirto sidii loo soo celin lahaa Dowladnimo buuxda, oo leh isku filnaansho ay wax walba ku qabsan karto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Safiirka Imaaraadka Carabta ee ee Soomaaliya Maxamed Axmed Othman Al Hammadi ayaa Madaxda Imaaraadka in ay ka go\u2019an tahay kordhinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya, wuxuuna sheegay marwalba in ay garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjire Al-xamaadi ayaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya u gudbiyay dhambaal salaan ah oo uu kaga siday dhiggiisa dalka Imaaraadka Cabdala Bin-Zayed Al-Nahyaan iyo wasiiru dowlaha Dalkaasi Dr Anwar Bin Maxamed Qarqaash, iyagoo u rajeeyay inuu ilaahay ku guuleeyo howlaha horyaalla.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa u mahadceliyay dowladda Imaaraadka Carabta iyo shacabkeeda, isagoo ku amaanay sida mar walba ay ula garab taagan yihiin taageerada aan xadka laheyn ee ay siinayaan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wasiirka ayaa Dowladda Imaaraadka ku ammaanay mashaariicda horumarineed ee dhan walba leh ee ay ka waddo Dalka Soomaaliya, gaar ahaan taageerada ay siiso Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan gaar ah la yeeshay Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, oo ah Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay xarunta Safaaradda Imaaraadka ee Soomaaliya ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43808,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43807"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43810,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43807\/revisions\/43810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}