{"id":43797,"date":"2018-02-02T17:10:10","date_gmt":"2018-02-02T14:10:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43797"},"modified":"2018-02-02T18:15:03","modified_gmt":"2018-02-02T15:15:03","slug":"ciidamo-soomaali-ah-daalka-jarmalkuna-tababarayey-oo-dalkaasi-sheegey-in-lasoo-gaban-gabeeyey-tababarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/02\/ciidamo-soomaali-ah-daalka-jarmalkuna-tababarayey-oo-dalkaasi-sheegey-in-lasoo-gaban-gabeeyey-tababarka\/","title":{"rendered":"Ciidamo Soomaali ah Dalka Jarmalkuna Tababarayey oo Dalkaasi Sheegey in lasoo Gaban Gabeeyey Tababarka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jarmal-ciidamo-tababar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43798\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jarmal-ciidamo-tababar.jpg\" alt=\"\" width=\"984\" height=\"553\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jarmal-ciidamo-tababar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/jarmal-ciidamo-tababar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 984px) 100vw, 984px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Jarmalka oo ayaa shaacisay in gabi ahaanba ay soo afjareyso howlgaladii tababarada ciidamada Soomaaliya ee midowga Yurub oo ay qeyb ka ahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jarmalka ayaa ka mid ahaa qorshe midawga Yurub uu ku tababaro ciidamada xoogga dalka, iyaga oo ku soo biiray mashruucan sanadkii 2010-kii xilligaa oo dowladda Soomaaliya ey ku furnaayeen dagaalo u muuqday in ay u caalweeysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in gabi ahaanba ey ciidamo oo dhan 20 askari oo ah tababarayaal ciidamada sugan gudaha soomaaliya ay dalka kala bixi doonaan bisha Maarso ee sanadkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jarmalka ayaa waxa uu soo gababagabeen doonaa howgalklan oo uu jiray muddo Sideed sano ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warkan oo lagu qoray wargeeska Afka Jarmalka ku soo baxa ee lagu magacaabo De Spiegel ayaa xubin ka mid ah Wasaaradda Arimaha dibadda ee dalkaasi oo wareysi siiyay waxaa uu xaqiijiyay in howgalkaa ay isaga soo bixi doonaan sababtana waxaa uu ku sheegay horu- u -socod yari ka jirta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamda Qaranka Soomaliya horu-markoodu si gaabisa ayuu ku socdaa waxanana keenay dhibaatooyinka ka taagan dhanka siyaasadda iyo waliba hay\u2019dihii dowladda oo heerkii ku haboonaa uusan gaarin dhismahoodu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidaa waxaa u sheegay Wargeyska De Siegel xubin ka mid ah Wasaaradda Arimaha dibadda Jarmalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaliya ayaa jooga sida warbixintan lagu sheegay ku dhawaad 155 Saraakiil la taliyaal ciidan ah oo ka socday 12 Wadan oo Midawga Yurub ka tirsan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Jarmalka oo ayaa shaacisay in gabi ahaanba ay soo afjareyso howlgaladii tababarada ciidamada Soomaaliya ee midowga Yurub oo ay qeyb ka ahaayeen. Jarmalka ayaa ka mid ahaa qorshe midawga Yurub uu ku tababaro ciidamada xoogga dalka, iyaga oo ku soo biiray mashruucan sanadkii 2010-kii xilligaa oo dowladda Soomaaliya ey ku furnaayeen dagaalo u muuqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43797"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43821,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43797\/revisions\/43821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}