{"id":43782,"date":"2018-01-31T21:07:29","date_gmt":"2018-01-31T18:07:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43782"},"modified":"2018-01-31T21:15:19","modified_gmt":"2018-01-31T18:15:19","slug":"ardeyda-dhigata-fasalka-5aad-ee-dalka-shiinaha-oo-suaal-muran-dhalisey-imtixaankii-usoo-gashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/ardeyda-dhigata-fasalka-5aad-ee-dalka-shiinaha-oo-suaal-muran-dhalisey-imtixaankii-usoo-gashey\/","title":{"rendered":"Ardeyda Dhigata Fasalka 5&#8217;aad ee Dalka Shiinaha oo Su&#8217;aal Muran Dhalisey Imtixaankii usoo Gashey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/suaal-xisaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43784\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/suaal-xisaab.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/suaal-xisaab.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/suaal-xisaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ardeyda dhiggata fasalka Shanaad ee dalka Shiinaha ayaa la yaabay su\u2019aal xisaab ah oo soo dhaxgashay Imtixaan la soo hordhigay , taasoo iskaba daa in laga jawaabo e\u2019 xitaan shaki badan la galiyay sida ay suurta-gal ku noqon karto in su\u2019aal noocaas ah Macalinku weydiiyo Ardeyda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Su&#8217;aasha la weeydiiyay Ardayda dhiggata fasalka 5aad ayaa waxaa ay u qoraneyd &#8220;Haddii Markab uu wado 26 Ido ah, iyo 10 Riyo ah, meeqa sano ayuu jiraa Naaquudaha?&#8221;.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warqada ay ku daabacneyd su\u2019aashan oo la soo soo galiyay baraha bulshada ayaa ka yaabisay dadkii arkay, kuwaa sheegay in aysan aheyn su\u2019aal maan-gal ah oo caqliga banni\u2019aadamku ogolaanayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah dadka baraha bulshada isticmaala ayaa is-weeydiiyay in macalinka su&#8217;aasha soo qorey uu isaga yaqaano jawaabta iyo in kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Waxbarashada ee dalka Shiinaha ayaase markii danbe sheegay in su\u2019aashani aheyd mid si qalad ah ku soo dhax-gashay sida ay hadalka u dhigeen su\u2019aalaha Imtixaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekadan oo lagu daabacay Bogga BBC-da ayaa sidoo kale lagu sheegay in mid ka mid ah Ardeyda oo isku dayay in uu su\u2019aashan ka jawaabo sheegay in ugu yaraan Naaquudaha Markabka ka weyn yahay da\u2019da 18 sano, isaga oo maskaxda ku haya in qof da\u2019daa ka yar aan marnaba loo ogoleyn in uu gadiid kaxeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ardeyda dhiggata fasalka Shanaad ee dalka Shiinaha ayaa la yaabay su\u2019aal xisaab ah oo soo dhaxgashay Imtixaan la soo hordhigay , taasoo iskaba daa in laga jawaabo e\u2019 xitaan shaki badan la galiyay sida ay suurta-gal ku noqon karto in su\u2019aal noocaas ah Macalinku weydiiyo Ardeyda. Su&#8217;aasha la weeydiiyay Ardayda dhiggata fasalka 5aad ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43784,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43782"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43786,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43782\/revisions\/43786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}