{"id":43767,"date":"2018-01-31T19:46:25","date_gmt":"2018-01-31T16:46:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43767"},"modified":"2018-01-31T19:59:47","modified_gmt":"2018-01-31T16:59:47","slug":"talaabadii-uu-raila-odinga-isku-dhaariyey-oo-xukuumadda-kenya-ku-tilmaantey-mid-burcadnimo-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/talaabadii-uu-raila-odinga-isku-dhaariyey-oo-xukuumadda-kenya-ku-tilmaantey-mid-burcadnimo-ah\/","title":{"rendered":"Talaabadii uu Raila Odinga Isku Dhaariyey oo Xukuumadda Kenya ku Tilmaantey Mid Burcadnimo ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/raila-odinga1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/raila-odinga1.jpg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/raila-odinga1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/raila-odinga1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka Kenya u yahay mid burcad ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhaqdhaqaaqa NRM ayaa qeyb ka ah isbaheysiga mucaaradka ee NASA, waxaana tallaabada dowladda Kenya ay timid kadib markii mucaaradka Kenya ay shalay iyaguna xilka madaxtinimada ee Kenya u dhaariyeen hogaamiyaha Mucaaradka Kenya, Raila Odinga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raila Odinga ayaa kasoo hor muuqday kumannaan qof oo isugu soo baxay beerta xorriyadda ee Uhuru Park ee magaalada Nairobi, halkaas oo lagu dhaariyay in uu yahay &#8220;madaxweynaha shacabka&#8221; Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raila ayaa ku dhaartay in uu illaalin doono dastuurka dalka, islamarka-na uu hoggaamin doono Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadal kooban oo uu jeediyay Raila dhaarta kadib ayuu sheegay in shacabka ay ridi doonaan wax uu ku tilmaamay xukunka kaligii talisnimada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Horey ayaa dalka Kenya waxaa xilka madaxtinimada loogu dhaariyay Uhuru Kenyatta oo guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Kenya ay shegeen inuu ku guuleystay madaxweynaha xilka haya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odinga oo ku andacooday inuu ku guuleystay doorashadii bishii 8aad ayay guddiga doorashada ee Kenya waxaa ay horay u shegeen in uu ku guuldareystay doorashadii ku celiska ee dhacday bishii tobonaad ee sannadkii hore, waxaana dowladda Kenya oo ka hortageysa xaflada dhaarinta Raila ay damisay qaar ka mid ah warbaahinta gaarka loo leeyahay oo si toos ah u tabinayay xafalada dhaarinta, iyadoo- na tallaabada mucaaradka ku tilmaamtay qiyaano qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka Kenya u yahay mid burcad ah. Dhaqdhaqaaqa NRM ayaa qeyb ka ah isbaheysiga mucaaradka ee NASA, waxaana tallaabada dowladda Kenya ay timid kadib markii mucaaradka Kenya ay shalay iyaguna xilka madaxtinimada ee Kenya u dhaariyeen hogaamiyaha Mucaaradka Kenya, Raila Odinga. Raila Odinga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43767"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43767\/revisions\/43769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}