{"id":43750,"date":"2018-01-31T01:03:12","date_gmt":"2018-01-30T22:03:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43750"},"modified":"2018-01-31T01:08:49","modified_gmt":"2018-01-30T22:08:49","slug":"cweli-muudeey-gudoomiye-kuxigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-aan-la-xaqirin-maamuladii-dalka-soo-marey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/cweli-muudeey-gudoomiye-kuxigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-aan-la-xaqirin-maamuladii-dalka-soo-marey\/","title":{"rendered":"C\/weli Muudeey Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Sheegey in aan la Xaqirin Maamuladii Dalka Soo marey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/muudeey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43752\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/muudeey.jpg\" alt=\"\" width=\"880\" height=\"510\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/muudeey.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/muudeey-300x174.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 880px) 100vw, 880px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey oo xalay ka qeybgallay munaasabadii xil wareejinta guddoonka gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay xukuumadda hadda jirta in aysan xaqirin waxqabadka xukuumadihii ka horeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSaaxiibkey Khayre iyo Wasiiradiisa qaar ka mid ah ayaa waxaan ka dhageysanayay in iyagu uun wax qabteen, Waxaan goobjoog u ahaa 2009 Xildhibaan baahi ugu dhintay Magaaladan markii wax uu cuno waayay qof uu shaxaadana garan waayay.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaantana waad arkeysaan meeshaan quruxda badan ee aad xilka kula kala wareegaysaan, Dad ayaana keenay ee iskama imaanin, Taabid iyo Yariisowna ma keenin ee waa laga horeeyay ee ilaahey halagu xamdiyo meel barwaaqo ah ayaad timaadeene\u201d ayuu yiri Muudey xilli uu khudbad ka jeedinaayay aqalka dowladda Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa muddooyinkii u danbeeyay khudbadaha uu jeediyo waxaa astaan u aheyd kalmada &#8221;Markii Ugu horeysay&#8221; taasoo macnaheedu dad badan u arkeen in ay tahay in howlaha socda oo idil yihiin markii ugu horeysay oo dalka laga qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey oo xalay ka qeybgallay munaasabadii xil wareejinta guddoonka gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay xukuumadda hadda jirta in aysan xaqirin waxqabadka xukuumadihii ka horeeyay. \u201cSaaxiibkey Khayre iyo Wasiiradiisa qaar ka mid ah ayaa waxaan ka dhageysanayay in iyagu uun wax qabteen, Waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43750"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43750\/revisions\/43754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}