{"id":43746,"date":"2018-01-31T00:53:32","date_gmt":"2018-01-30T21:53:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43746"},"modified":"2018-01-31T00:54:27","modified_gmt":"2018-01-30T21:54:27","slug":"barakacayaasha-soomaalida-iyo-oramada-oo-qmidoobey-ugu-deeqdey-lacag-si-looga-hortago-macluul-wax-yeesha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/barakacayaasha-soomaalida-iyo-oramada-oo-qmidoobey-ugu-deeqdey-lacag-si-looga-hortago-macluul-wax-yeesha\/","title":{"rendered":"Barakacayaasha Soomaalida iyo Oramada oo Q\/Midoobey ugu Deeqdey Lacag Si looga Hortago Macluul Wax yeesha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/oromo-iyo-somali-deeq-qm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43747\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/oromo-iyo-somali-deeq-qm.jpg\" alt=\"\" width=\"909\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/oromo-iyo-somali-deeq-qm.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/oromo-iyo-somali-deeq-qm-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 909px) 100vw, 909px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Isku duwaha Gurmadka deg degga ah ee Qaramada Midoobay Mark Lowcock ayaa waxa uu Isniintii sheegay Sanduuqa Caalamiga ah ee Wax ka Qabashada deg degga ah ee QM inuu bixiyay $ 10 Milyan oo Dollar si loo caawiyo dadka ugu nugul Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay lacagtan in ay ugu tala galeen dadkii ku barakacay khilaafkii Oromada iyo Soomaalida Itoobiya, iyo sidoo kale dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay khilaafkaasi ee ka soo kala jeeda Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaanta waxaan booqday laba xero oo ku yaalla goobaha dib-u-dejinta, waxaa inoo soo baxday in aan kor u qaadno taageerada si aan u daboolno baahidooda, Dowladda Itoobiya waxaan ugu baaqeynaa in mar walba ay ka shaqeyso xasiloonida, Ayuu yiri Mr. Lowcock inta lagu guda jiray booqashadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib markii ay sii korortay colaadda u dhaxeysay Oromada iyo Soomaalida Itoobiya bilowgii Septembar 2017, boqolaal kun oo qof oo nugul ah ayaa laga saarey guryahooda waxayna hadda ku nool yihiin guryo ku meel gaar ah, iyada oo baahidooda ugu weyna ay tahay in loo sameeyo gargaar bani\u2019aadanimo.<\/p>\n<p align=\"justify\">5-tii January Falkii ugu dambeeyey ayaa xilli habeen ah waxaa lagu weeraray Soomaalida ku nool magaalada Nazareth oo qiyaas ahaantii ilaa 100-KM u jirta Caasimada dalkaasi Itoobiya ee Addis ababa, kadib markii boqolaal Soomaali ah lagu weeraray guryaha ay degan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad badan ayaa guryahooda ka cararay oo ay u baxsadeeen Caasimadda Itoobiya, si ay uga badbaadaan beegsiga Qowmiyadda Oromada ay ku hayaan dadkaasi, sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadkii weerarkaasi la kulmay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isku duwaha Gurmadka deg degga ah ee Qaramada Midoobay Mark Lowcock ayaa waxa uu Isniintii sheegay Sanduuqa Caalamiga ah ee Wax ka Qabashada deg degga ah ee QM inuu bixiyay $ 10 Milyan oo Dollar si loo caawiyo dadka ugu nugul Itoobiya. Wuxuu sheegay lacagtan in ay ugu tala galeen dadkii ku barakacay khilaafkii Oromada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43747,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43746"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43749,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43746\/revisions\/43749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}