{"id":43734,"date":"2018-01-30T21:23:03","date_gmt":"2018-01-30T18:23:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43734"},"modified":"2018-01-30T21:24:55","modified_gmt":"2018-01-30T18:24:55","slug":"dalal-qaxootigoodu-xayiraadi-ka-saarneyd-dalka-mareykanka-oo-laga-qaadey-xayiraadii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dalal-qaxootigoodu-xayiraadi-ka-saarneyd-dalka-mareykanka-oo-laga-qaadey-xayiraadii\/","title":{"rendered":"Dalal Qaxootigoodu Xayiraadi ka Saarneyd Dalka Mareykanka oo laga Qaadey Xayiraadii."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/mreykanka1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43735\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/mreykanka1.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"537\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/mreykanka1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/mreykanka1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 955px) 100vw, 955px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in la qaaday mamnuucistii dadka qaxootiga ah ee ka socda 11 dal oo halistooda badan tahay in ay galaan Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoghayaha amniga gudaha Maraykan Kirstjen Nielsen ayaa sheegtay in qaxootiga ay mari doonaan baaritaan adag oo la xiriira heerka halista.<\/p>\n<p align=\"justify\">11-ka dal ee wareegtada Madaxweyne Donald Trump ka joojisay in dadkooda ay galaan Mareykanka ayaa kala ah Masar, Iran, Iraq, Libya, Mali, North Korea, Somalia, South Sudan, Sudan, Syria iyo Yemen, kuwaas oo hadda la oggolaaday in ay geli karaan Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Donald Trump oo xayiraadii la saaray dalalkan abaabulkeeda lahaa ayaa horey u yiri \u201cMadaxweyne ahaan, waa inaan u dhaq dhaqaaqaa ilaalinta amniga iyo danaha Mareykanka iyo dadkiisa, ilaalinta amniga waa mudnaanta koowaad, si taasi loo gaaro waa in uu yimaadaa isbedel\u201d ayuu lagu yiri warka ka soo baxay Donald Trump.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Xiriirka Muslimiinta Mareykanka ee loo soo gaabiyo (CAIR), Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka, iyo ururada bulshada ayaa si aad ah u soo dhaweeyay go\u2019aankan, waxayna sheegeen Trump inuu ka laabtay qeyb ka mid ah ajandayaashiisa foosha xun.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka sida aadka ah u falanqeeya ayaa arrintan ku tilmaamay in Aqalka Cad uu ogaanayay amarka Trump inuu dhaqan geli karo oo loo hogaansami karo iyo inuu Trump ka lahaa ujeedo ah inuu isbedel la yimaado<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in la qaaday mamnuucistii dadka qaxootiga ah ee ka socda 11 dal oo halistooda badan tahay in ay galaan Mareykanka. Xoghayaha amniga gudaha Maraykan Kirstjen Nielsen ayaa sheegtay in qaxootiga ay mari doonaan baaritaan adag oo la xiriira heerka halista. 11-ka dal ee wareegtada Madaxweyne Donald Trump ka joojisay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43734"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43734\/revisions\/43737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}