{"id":43677,"date":"2018-01-28T20:23:29","date_gmt":"2018-01-28T17:23:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43677"},"modified":"2018-01-28T20:25:33","modified_gmt":"2018-01-28T17:25:33","slug":"doorasho-kursi-ka-banaan-barlamaanka-fedralka-soomaaliya-oo-maanta-ka-dhaceysa-magaalada-jowhar-ee-xarunta-hirshabeele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/doorasho-kursi-ka-banaan-barlamaanka-fedralka-soomaaliya-oo-maanta-ka-dhaceysa-magaalada-jowhar-ee-xarunta-hirshabeele\/","title":{"rendered":"Doorasho Kursi ka Banaan Barlamaanka Fedralka Soomaaliya oo Maanta ka Dhaceysa Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeele."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/doorasho-kursi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43678\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/doorasho-kursi.jpg\" alt=\"\" width=\"931\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/doorasho-kursi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/doorasho-kursi-300x175.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 931px) 100vw, 931px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Jowhar ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo doorashada Kursi ka mid ah kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kur-sigan ay dhaceyso doorashadiisa ayaa horay waxaa ugu kuu guuleystay Taliyihii hore Hay\u2019adda Nabad Suggida Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, laakiin waayay kaddib markii loo magacaabay taliyaha hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qabanqaabadii ugu dambeysay ee doorashadda ayaa ka socota Magaalada Jowhar , iyadoona ay xusid mudan tahay in kursiggaan ay ku tartamaayaan xubno si weyn looga yaqaano Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lixda Musharax ee kursiga ku loolamaya ayaa iska diiwaan geliyay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran, kuwaasoo buuxiyay shuruudihii looga baahnaa, sida lacagaha laga rabo musharaxiinta ee shanta kun oo dollar ($5,000).<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharixiinta waxaa ka mid ah Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo mar kale u tartamaya Kursiga kaddib markii laga qaaday xilka taliyaha hay\u2019adda Nabad-sugid, madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, xildhibaan hore Nuur Iidoow Beyle iyo ilaa saddex musharax kale oo tartanka kula jir oo ka mid ah haweeney tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashada oo noqoneysa mid xiiso badan ayaa siweyn isha loogu wada hayaa ugu danbeyntii musharaxa ka soo baxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo doorashada Kursi ka mid ah kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Kur-sigan ay dhaceyso doorashadiisa ayaa horay waxaa ugu kuu guuleystay Taliyihii hore Hay\u2019adda Nabad Suggida Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, laakiin waayay kaddib markii loo magacaabay taliyaha hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka. Qabanqaabadii ugu dambeysay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43677"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43677\/revisions\/43680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}