{"id":43645,"date":"2018-01-27T21:51:40","date_gmt":"2018-01-27T18:51:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43645"},"modified":"2018-01-27T21:51:54","modified_gmt":"2018-01-27T18:51:54","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-taageertey-duqeynta-uu-turkigu-ka-wado-gudaha-dalka-syria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/xukuumadda-soomaaliya-oo-taageertey-duqeynta-uu-turkigu-ka-wado-gudaha-dalka-syria\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo Taageertey Duqeynta uu Turkigu ka wado Gudaha Dalka SYRIA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/turki-duqeyn-syria.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43646\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/turki-duqeyn-syria.jpg\" alt=\"\" width=\"993\" height=\"558\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/turki-duqeyn-syria.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/turki-duqeyn-syria-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 993px) 100vw, 993px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sida lagu qoray wakaallada wararka u faafisa Turkiga ee\u00a0<cite>Anadolu Agency\u00a0<\/cite>Dowlada Soomaaliya ayaa u muujisay dowlada Turkiga taageero howlgalada ay ciiidamadeedu ay ka wadaan gudaha dalka Siiriya gaar ahaan gobolka Afrin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibbada Dowlada Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Anadolu ee dalka Turkiga in dowlada Soomaaliya ay taageersan tahay xukuumada Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan taageersanahay howlgalada Milatari ee ay ciidamada Turkiga ka wadaan Afrin,\u201dayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya Cawad xilli uu ku sugnaa dalka Ethiopia.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Turkiga ayaa Sabtidii la soo dhaafay waxa ay bilaabeen howlgalo loogaga saarayo deegaanka Afrin ee Waqooyi Bari Siiriya ururada PYD\/PKK iyo Daacish.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cTurkigu waxa ay xaq u leeyihiin inay is difaacaan,waxaan la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibbada Turkiga Mevlut Cavusoglu una cadeeyay taageerada Soomaaliya ay u hayso howlgalada\u201dayuu sii raaciyay wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya ayaa sheegay in ixtiraam weyn ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed xukuumada iyo shacabka Turkiga maadaama ay ahaayeen kuwii ugu horeeyay oo taageero siiya shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida laga soo xigtey taliyaha ciidamada Turkiga howlgalka la magac baxay Laantii Seytuunka ayuu ku micneeyay in uu yahay mid lagu dhisayo goob xasiloon oo ammaan ah xadka labada dal ee Siiriya iyo Turkiga taasoo sidoo kale loogaga ilaalinayo shacabka Siiriya cadaadiska iyo xaasidnimada argagaxisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu qoray wakaallada wararka u faafisa Turkiga ee\u00a0Anadolu Agency\u00a0Dowlada Soomaaliya ayaa u muujisay dowlada Turkiga taageero howlgalada ay ciiidamadeedu ay ka wadaan gudaha dalka Siiriya gaar ahaan gobolka Afrin. Wasiirka Arrimaha Dibbada Dowlada Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Anadolu ee dalka Turkiga in dowlada Soomaaliya ay taageersan tahay xukuumada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43645"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43648,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43645\/revisions\/43648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}