{"id":4364,"date":"2011-11-22T15:14:35","date_gmt":"2011-11-22T15:14:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4364"},"modified":"2011-11-22T15:14:35","modified_gmt":"2011-11-22T15:14:35","slug":"dowladda-eritrea-oo-dacwad-ka-dhan-kenya-oo-ku-aadan-soomalia-u-gudbinayso-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/dowladda-eritrea-oo-dacwad-ka-dhan-kenya-oo-ku-aadan-soomalia-u-gudbinayso-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Dowladda Eritrea oo dacwad ka dhan Kenya oo ku aadan soomalia u gudbinayso Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/eratara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4368\" title=\"eratara\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/eratara2.jpg\" alt=\"\" width=\"214\" height=\"117\" \/><\/a><\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<strong> <\/strong><\/p>\n<pre>\u00a0\r\n\r\n21-Nov.(Warsom) xukuumadda Eritrea ayaa u gudbinayso dacwad ashtako ah\r\n\r\nqaramada midoobay kadib markii Kenya ay ku eedeysay Eritrea inay gacan\r\n\r\nsiiso Xarakada AL Shabab ee ka dagaalama dalka Somalia.\r\n\r\n\u00a0\r\n\r\nEritrea ayaa codsanayso in baaritaanno madax banaan ah la sameeyo oo\r\n\r\nku aadan sheegashada ay dowladda Kenya sheegayso in dowladda Eritrea\r\n\r\nay diyaarado hub sida ay ka dajisay garoomo ay ka taliyaan dhaq\r\n\r\ndhaqaaqa Al SHabab ee gacanta ku haya inta badan koofurta iyo\r\n\r\nbartamada Somalia.\r\n\r\n\u00a0\r\n\r\nWasiirka arrimahada dibadda Eritrea CUsmaan Saalax ayaa yiri in\r\n\r\nEritrea ay kalsooni ku qabto inay baaritan lagu sameeyo hadalka\r\n\r\nxukuumadda Neyroobi ay ku eedeysan Eritrea in ay gacan siiso kooxda AL\r\n\r\nShabab ee ka dagaalama gudaha Somalia kuwaas oo lala xiriiriyo inay\r\n\r\ngacan saar buuxda la leeyihiin ururweynaha AL Qaacida.\r\n\r\n\u00a0\r\n\r\nUrurka AL Shabab ayaa la dagaalamaya dowladda Somalia tan iyo sanadkii\r\n\r\n2007 markaas oo ay sidoo kale dagaallo culus la galeen dowladda\r\n\r\nEthiopia iyadoo sidoo kale ciidamada Burundi iyo Ugandha ka jooga\r\n\r\nSomalia ayay dagaallo kula jiraan iyadoo haatan uu socdo dagaal ay\r\n\r\nkula jiraan qeybo kamid ah gobolada koofureed militariga dowladda\r\n\r\nKenya.<\/pre>\n<pre><\/pre>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p>\n<pre><\/pre>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com) \u00a0 21-Nov.(Warsom) xukuumadda Eritrea ayaa u gudbinayso dacwad ashtako ah qaramada midoobay kadib markii Kenya ay ku eedeysay Eritrea inay gacan siiso Xarakada AL Shabab ee ka dagaalama dalka Somalia. \u00a0 Eritrea ayaa codsanayso in baaritaanno madax banaan ah la sameeyo oo ku aadan sheegashada ay dowladda Kenya sheegayso in dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4364","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4364"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4364\/revisions\/4376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}