{"id":43624,"date":"2018-01-25T22:39:11","date_gmt":"2018-01-25T19:39:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43624"},"modified":"2018-01-25T22:39:36","modified_gmt":"2018-01-25T19:39:36","slug":"culimaaudiin-caan-ka-ah-soomaaliya-oo-magaalada-kismaayo-ka-hir-gelinaya-xaafad-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/culimaaudiin-caan-ka-ah-soomaaliya-oo-magaalada-kismaayo-ka-hir-gelinaya-xaafad-cusub\/","title":{"rendered":"Culimaa&#8217;udiin Caan ka ah Soomaaliya oo Magaalada Kismaayo ka Hir Gelinaya Xaafad Cusub."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaafad-cusub-kismaayo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43625\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaafad-cusub-kismaayo.jpg\" alt=\"\" width=\"936\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaafad-cusub-kismaayo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaafad-cusub-kismaayo-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 936px) 100vw, 936px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa saaka dhagaxdhigay dhismaha xaafad cusub oo ay magaalada Kismaayo ka hirgelin doonaan ganacsato Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bilan State waa magaca xaafadda ay ganacsatu doonayaan in ay ka dhisaan magaalada Kismaayo, ayadoo xaafaddan loo dhisi doono hab casri ah islamarkaana ay u dhameystirnaan doonaan dhammaan adeegyada muhiimka ah ee bulshada, sida ay warbaahinta u sheegeen ganacsatada gacanta ku heysa howsha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ganacsata shirkadda Kisma Limited oo uu kamid yahay Sheekh Max\u2019ed Cabdi Umal ayaa qorsheynaya in xaafaddan cusub ay kusoo biiriyaan magaalada KIsmaayo, ayagoo soo bandhigay naqshadda ay noqon doonto xaafadda, waxaana xaafaddan cusub\u00a0 laga\u00a0 hirgelin doonaa nawaaxiga Xeebta Kibooro ee magaalada Kismaayo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Nuux C\/wahaab Max\u2019ed Waa Mareeyaha Shirka Kisma Limited, waxa uu sheegay in xaafaddan ay u dhameystiri doonaan adeegyada muhiimka ah ee bulshada, sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha, ayna u sameyn doonaan wadooyinka\u00a0 iyo dhammaan waxyaalaha looga baahanyahay in ay xaafad yeelato, isagoo intaa ku daray in nabadgelyada xaafadda ay noqon doonto mid la isku haleyn karo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam iyo Sheekh Max\u2019ed Cabdi Umal ayaa si wadajir ah u dhagaxdhigay dhismaha xaafaddan, ayadoo madaxweynuhu sheegay in arrin lagu farxo ay tahay in ganacsatadu maalgashadaan dhulkooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu ku booriyay ganacsatada kale in ay ku daydaan, kuna tartamaan horumarinta dhulkooda hooyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaa Tallaabo hore loo qaaday, waana mid dhiirigelineeysa ganacsatada kale, aad baan usoo dhaweeynayaa xaafaddan quruxda badan ee laga hirgelin doono Kismaayo,\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha degmada Kismaayo Mudane Ibraahim Max\u2019ed Yuusuf, xilli uu dul taagnaa naqshadda ay soo bandhigeen ganacsatada.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa saaka dhagaxdhigay dhismaha xaafad cusub oo ay magaalada Kismaayo ka hirgelin doonaan ganacsato Soomaaliyeed. Bilan State waa magaca xaafadda ay ganacsatu doonayaan in ay ka dhisaan magaalada Kismaayo, ayadoo xaafaddan loo dhisi doono hab casri ah islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43624\/revisions\/43626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}