{"id":43609,"date":"2018-01-25T20:20:21","date_gmt":"2018-01-25T17:20:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43609"},"modified":"2018-01-25T20:22:28","modified_gmt":"2018-01-25T17:22:28","slug":"dawladda-dalka-uk-oo-sheegtey-in-ay-soomaaliya-siineyso-dhaqaale-dheeraad-ah-iyadoo-la-kordhinayo-kii-hore-loo-siin-jirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dawladda-dalka-uk-oo-sheegtey-in-ay-soomaaliya-siineyso-dhaqaale-dheeraad-ah-iyadoo-la-kordhinayo-kii-hore-loo-siin-jirey\/","title":{"rendered":"Dawladda Dalka UK oo Sheegtey in ay Soomaaliya Siineyso Dhaqaale Dheeraad ah iyadoo la kordhinayo kii hore loo Siin jirey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ingiriiska.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ingiriiska.jpg\" alt=\"\" width=\"897\" height=\"583\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ingiriiska.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ingiriiska-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 897px) 100vw, 897px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xoghayaha Caalamiga ah Horumarinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in UK uu ballan-qaaday in uu gargaar bini\u2019aadannimo siinayo Soomaaliya, si dadka Soomaaliyeed uu uga caawiyo cawaaqib xumada abaarta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay lacag dhan 29 Million oo Euro in ay siineyso Soomaaliya, taasi oo ujeedkeeda uu yahay in loogu gar gaaro dadka ay Abaaraha saameeyeen gaar ahaan in loogu iibiyo Cuno, Biyo, dhar ay xirtaan, Bacaha guryaha,Fayadhowrka iyo waxyaabaha kale ee ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan lacagtan ugu tala galnay dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha ay saameeyeen, lacagtan iyada oo Deeqo kala duwan loogu iibiyay ayaa la gaarsiin doonaa, iyo waxyaabaha ay u baahan yihiin, sida in ay helaan caafimaad buuxa, Cuno iyo Hoy Kumeel Gaar ah.\u201d Ayuu yiri Xoghaye Rt Hon Penny Mordaunt.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Dowladda Ingiriiska ayaa ugu baaqday bulshada caalamka in ay kaalintooda ka qaataan taageerada walaaltinimo ee la siinayo shacabka Soomaaliyeed, si ay uga baxaan dhibaatooyinka dhanka nolosha ka heysta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale Dowladda UK ayaa sheegtay ciidamada Britain in ay gacan ka geysanayaan horumarinta Ciidamada Soomaaliyeed, si ay gacanta ugu dhigaan una xasiliyaan xaalada amni ee dalka Soomaaliya, sidoo kalena gaaraan isku filnaansho kelinimo ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhowaan sida laga soo xigtay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isuduwaha Hawlaha Bani\u2019aadamnimada (OCHA), baahida cuntada ayaa ku dhowaad laba laaban cel celiska Shanta sano ee sanadka sababtoo ah waxaa jiray roobab kooban, barakac sii kordhey, helitaan la\u2019aanta adeegyada asaasiga ah, iyo sii socoshada amni-darrada iyo colaadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Caalamiga ah Horumarinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in UK uu ballan-qaaday in uu gargaar bini\u2019aadannimo siinayo Soomaaliya, si dadka Soomaaliyeed uu uga caawiyo cawaaqib xumada abaarta ee Soomaaliya. Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay lacag dhan 29 Million oo Euro in ay siineyso Soomaaliya, taasi oo ujeedkeeda uu yahay in loogu gar gaaro dadka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43609"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43612,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43609\/revisions\/43612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}