{"id":43596,"date":"2018-01-24T17:40:53","date_gmt":"2018-01-24T14:40:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43596"},"modified":"2018-01-24T17:43:46","modified_gmt":"2018-01-24T14:43:46","slug":"dawladda-jarmalka-oo-soomaaliya-ugu-deeqeysa-lacag-dhan-32-million-lacagta-midawga-yurub-ee-euro-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dawladda-jarmalka-oo-soomaaliya-ugu-deeqeysa-lacag-dhan-32-million-lacagta-midawga-yurub-ee-euro-ah\/","title":{"rendered":"Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ugu Deeqeysa Lacag Dhan 32 Million lacagta Midawga Yurub ee EURO ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/jarmal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/jarmal.jpg\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/jarmal.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/jarmal-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Jarmalka ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday balanqaadkeeda ah 32 milyan oo Euro oo ay ugu tala gashay Soomaaliya, si ay ugu taageerto shaqada kaabayaasha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lacagtan ayaa dowladda Soomaaliya loo soo marsiinayaa Bankiga Adduunka, gaar ahaan qeybta Jarmalka oo lagu magacaabo Multiple Partner Fund (MPF), taasi oo gacan ka geysanaysa xoojinta kartida deegaanka iyo kartida hirgelinta si loo hagaajiyo helitaanka kaabayaasha Aas-asiga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa Iskaashiga horumarinta Maalgashiyada iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka Jarmalka Marius Rau ayaa sheegay ayaa sidoo kale lacagtan in loogu tala-galay koritaanka magaalooyinka, horumarinta xaaladaha nololeed ee muwaadiniinta Soomaalida iyo arrimo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBangiga Adduunka ee doorka ka ah Soomaaliya wuxuu ku saabsan yahay in la shaqeeyo iyo iyada oo loo marayo xukuumadda iyo dhisidda awoodda masuuliyiinta si ay u xoojiyaan dib-u-habeynta iyo horumarka.\u201d ayuu yiri Marius.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya C\/raxmaan Ducaalle Beyle oo arrintan si kooban uga hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya u mahadcelineyso Jarmalka oo mar kale qaaday talaabo wanaagsan oo horumar u ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanduuqa dhaqaalaha ee dowladda Jarmalka (MPF) oo lacagtan loo soo marsiiyay dowladda Soomaaliya ayaa taageero ka hela Midowga Yurub (EU), Hay\u2019adda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga ah (USAID), Bangiga Adduunka iyo Sanduuqa nabad-galyada (SPF).<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Dowladda Jarmalka ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday balanqaadkeeda ah 32 milyan oo Euro oo ay ugu tala gashay Soomaaliya, si ay ugu taageerto shaqada kaabayaasha Soomaaliya. Lacagtan ayaa dowladda Soomaaliya loo soo marsiinayaa Bankiga Adduunka, gaar ahaan qeybta Jarmalka oo lagu magacaabo Multiple Partner Fund (MPF), taasi oo gacan ka geysanaysa xoojinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43596"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43599,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43596\/revisions\/43599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}