{"id":43592,"date":"2018-01-24T17:18:19","date_gmt":"2018-01-24T14:18:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43592"},"modified":"2018-01-24T17:28:42","modified_gmt":"2018-01-24T14:28:42","slug":"mweyne-xaaf-oo-mar-kale-wax-laga-weydiiyey-sababihii-uu-sanadkii-hore-u-tagey-dalka-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/mweyne-xaaf-oo-mar-kale-wax-laga-weydiiyey-sababihii-uu-sanadkii-hore-u-tagey-dalka-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xaaf oo Mar kale Wax Laga Weydiiyey Sababihii uu Sanadkii Hore u Tagey Dalka Imaaraadka Carabta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43593\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf-1.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"537\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 955px) 100vw, 955px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay VOA ayaa ka warbixiyay ujeedadii ka dambeysay socdaalkii uu sanadkii hore ku tagay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta, xilligii ay soo baxday khilaafkii dalalka Khaliijka ee sababtay in xiriirka loogu jaro Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKhaliijka sidii aan u aaday iyo sidii loo fahmay baa kala duwanaa, Anigu waxaan u aaday maadaama gobolkayaga aanay waxba may tarin, sanadihii horena ay Gobolada kale wax tareen oo kale ayaa rabay inay anagana wax na taraan oo ciidamada noogu dhisaan xarumo iyo iskuulo inay nooga dhisaan degmooyinka. Shaqo badan bay ka qabteaan gobolada kale, gaadiid bay siiyaan, anagu marka waan qatanayn\u201dayuu yiri Axmed Ducaale Geelle Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaf ayaa mar kale ku celiyay in Imaaraadka Carabta uu u tagay sidii galmudug ay u siin lahaayeen taageero la mid ah middii ay siiyeen maamul goboleedyada kale ee dalka ka dhisan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAnigu meesha waxaan u aaday wax kale ma ahanee, waxay ahayd anagu waan qatanahayee dee qaybkayagii na siiya, gobolada kale wax waa sii seynee\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Xaaf ayaa markii uu tagay Imaaraadka Carabta soo saaray qoraal uu ku taageerayo Isbaheysiga Sacuudiga iyo Khaliijka, kagana horyimid mowqifkii dhex dhexaadnimada ee dowladda Federaalka ka qaadatay khilaafka Khaliijka, waxaana taasi ay horseeday xiisad siyaasadeed oo lagu khal khal geliyay xilkiisa, isla markaana Maamulka Galmudug ay gashay qalaase siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaf ayaa sheegay in uu dhamaaday khilaafkii isaga iyo dowladda Federaalka ee ka dhashay tagitaankiisii sanadkii hore ee Imaaraadka carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay VOA ayaa ka warbixiyay ujeedadii ka dambeysay socdaalkii uu sanadkii hore ku tagay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta, xilligii ay soo baxday khilaafkii dalalka Khaliijka ee sababtay in xiriirka loogu jaro Qatar. \u201cKhaliijka sidii aan u aaday iyo sidii loo fahmay baa kala duwanaa, Anigu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43592"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43595,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43592\/revisions\/43595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}