{"id":43588,"date":"2018-01-24T17:09:44","date_gmt":"2018-01-24T14:09:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43588"},"modified":"2018-01-24T17:10:53","modified_gmt":"2018-01-24T14:10:53","slug":"fariisamo-ay-lahaayeen-ciidamada-amisom-oo-al-shabaab-sheegeen-in-ay-madaafiic-ku-weerareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/fariisamo-ay-lahaayeen-ciidamada-amisom-oo-al-shabaab-sheegeen-in-ay-madaafiic-ku-weerareen\/","title":{"rendered":"Fariisamo ay Lahaayeen Ciidamada Amisom oo Al-shabaab Sheegeen in ay Madaafiic ku Weerareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-weerar1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-weerar1.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-weerar1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-weerar1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab Weerar madaafiic ku qaadeen saldhigyo ciidamada AMISOM ku lahaayeen gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarkan madaafiicda ayaa saqdii dhexe ee xalay lagu qaaday saldhigyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanada NO. 60 iyo Golweyn ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaafiicda qaar ayaa lagu soo waramayaa inay gudaha u galeen saldhiga ciidamada AMISOM, halkaasi oo suuragal ay tahay inuu ka dhashay khasaare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa sheegay in weerar madaafiic ah ku qaadeen fariisimo Ciidanka AMISOM ay leeyihiin, khasaarana ay ku gaarsiiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay intaa ku darreen in meelaha qaar dagaal kooban uu ku dhexmaray ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab, kaaasi oo labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar madax banaan ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay dhankooda rideen madaafiic culus oo jawaab ay uga dhigayeen kuwii lagu soo tuuray, kuwaasi oo ku dhacay degaano ka tirsan Gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa hadda si dhab ah looma oga khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay madaafiicdaasi lagu weeraray fariisimaha Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab Weerar madaafiic ku qaadeen saldhigyo ciidamada AMISOM ku lahaayeen gobolka. Weerarkan madaafiicda ayaa saqdii dhexe ee xalay lagu qaaday saldhigyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanada NO. 60 iyo Golweyn ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Madaafiicda qaar ayaa lagu soo waramayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43588"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43591,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43588\/revisions\/43591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}