{"id":43555,"date":"2018-01-22T23:12:16","date_gmt":"2018-01-22T20:12:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43555"},"modified":"2018-01-22T23:34:30","modified_gmt":"2018-01-22T20:34:30","slug":"maqaamka-caasimada-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-rwasaarihii-hore-cali-maxamed-geedi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/maqaamka-caasimada-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-rwasaarihii-hore-cali-maxamed-geedi\/","title":{"rendered":"Maqaamka Caasimada Soomaaliya oo uu ka Hadley R\/Wasaarihii Hore Cali Maxamed Geedi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/c-m-geedi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43556\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/c-m-geedi.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"571\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/c-m-geedi.jpg 639w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/c-m-geedi-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Maqaamka gobolka Banaadir uu yahay mar walba arrin Dastuuri ah oo waajib ku ah sida uu hadalka u dhigay cid kasta oo tallada dalka heysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ku saabsan ka hadalka Maqaamka gobolka Banaadir ayaa dood weyn ka dhax-dhalisay maamulka gobolka Banaadir iyo madaxtooyada Soomaaliya waana tan keentay in uu xilkiisii ku waayo guddoomiyihii gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa markii ugu horeysay ee Wasiir xilka haya loo magacaabo gudoomiyaha Gobolk Banaadir, taasoo muujineysa in sare loo qaaday maqaamka caasimadaa ayuu yiri\u2019\u2019 Cali Maxamed Geeddi oo ka hadlayay munaasabad lagu soo dhaweynayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu sheegay in aanay jirin cid shaki gelin karta maqaamka ay dadka jecel yihiin iyo xuquuqda ka maqan dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaqaamka gobolka Banaadir ma\u2019aha wax shaki ku jira, waana mid dastuuri ah oo cid kasta waajib ku ah oo qarankan qabata\u201dayuu yiri Cali Maxamed Geeddi.<\/p>\n<p align=\"justify\">28bishan aynu ku jiro ayaa loo ballasan sanaa qabsoomida shirweynaha Wadatashiga gobolka Banaadir, hasse ahaatee waxaa muuqata in shirkaasi uu hadda meesha ka sii baxayo kaddib markii uu xilka laga qaaday guddoomiye Taabit oo shirkaasi ku dhawaaqay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Maqaamka gobolka Banaadir uu yahay mar walba arrin Dastuuri ah oo waajib ku ah sida uu hadalka u dhigay cid kasta oo tallada dalka heysa. Arrintan ku saabsan ka hadalka Maqaamka gobolka Banaadir ayaa dood weyn ka dhax-dhalisay maamulka gobolka Banaadir iyo madaxtooyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43555"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43555\/revisions\/43559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}