{"id":43540,"date":"2018-01-22T19:59:39","date_gmt":"2018-01-22T16:59:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43540"},"modified":"2018-01-22T20:02:08","modified_gmt":"2018-01-22T17:02:08","slug":"magaalada-hobyo-ee-gobolka-mudug-oo-lagu-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-soomaaliya-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/magaalada-hobyo-ee-gobolka-mudug-oo-lagu-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-soomaaliya-farmaajo\/","title":{"rendered":"Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug oo lagu soo Dhaweeyey Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hobyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43541\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hobyo.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"637\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hobyo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hobyo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 955px) 100vw, 955px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Degmada Hobyo ee gobolka Mudug waxaa saacadihii ugu danbeeyay gaaray xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee dowladda Soomaaliya kuwaa oo hor dhac u ah wafdiga oo hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo in maanta oo Isniin ah gaaraan magaalada Hobyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha oo maalmihii ugu danbeeyayba socdaal ku marayay deegaanno kala duwan oo ka tirsan Galmudug ayaa la filayaa in uu dhagax dhiggo dhismaha cusub ee dekedda Hobyo oo ah Il dhaqaale oo muhiimad gaar ah ugu fadhisa bulshada ku dhaqan gobollada dhexe Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safarka Madaxweynaha uu maanta ku tagayo magaalada Hobyo, kadib ayuu Madaxweynaha wuxuu tagi doonaa Magaalada Cadaado, si loo qanciyo Bulshada degta Magaaladaasi oo tabasho qabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii odayaal iyo waxgarad ku shiray magaalada Cadaado sheegeen in ay qaadaceen heshiiskii dhaxmaray Galmudug iyo Ahlu Sunna ee dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusa-Mareeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Hobyo ee gobolka Mudug waxaa saacadihii ugu danbeeyay gaaray xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee dowladda Soomaaliya kuwaa oo hor dhac u ah wafdiga oo hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo in maanta oo Isniin ah gaaraan magaalada Hobyo. Madaxweynaha oo maalmihii ugu danbeeyayba socdaal ku marayay deegaanno kala duwan oo ka tirsan Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43540"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43543,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43540\/revisions\/43543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}