{"id":43536,"date":"2018-01-22T02:20:26","date_gmt":"2018-01-21T23:20:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43536"},"modified":"2018-01-22T02:23:01","modified_gmt":"2018-01-21T23:23:01","slug":"magaalada-muqdisho-oo-laga-xusey-maalinta-warfaafinta-soomaaliya-shan-iyo-afartan-sano-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/magaalada-muqdisho-oo-laga-xusey-maalinta-warfaafinta-soomaaliya-shan-iyo-afartan-sano-kadib\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo laga Xusey Maalinta Warfaafinta Soomaaliya Shan iyo Afartan Sano kadib."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-warfaafinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43537\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-warfaafinta.jpg\" alt=\"\" width=\"921\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-warfaafinta.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-warfaafinta-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 921px) 100vw, 921px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay xuska munaasabadda Sannad-Guurada 45-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabaddaan ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Ururadda Warbaahinta sidda \u00a0Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, wasiir ku xigeenka Warfaafinta, madaxda NUSOJ, iyo Madaxda ururrada Saxaafadda madaxa-bannaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hambalyay Suxufiyiinta iyo bahda Warfaafinta, sheegayna in ay muhiim tahay sidii looga faa\u2019ideysan lahaa awoodda warbaahinta maanta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta C\/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa sheegay in wasaaraddu ay ka go\u2019an tahay sidii loo horumarinta lahaa xirfadda suxufiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wada shaqeyn xoog leh ay ka dhaxayso wasaaradaha dowlad gobolleedyada iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale heshiis saddex geesood ah oo u dhaxeeyey wasaaradda Warfaafinta, Jaamacadda Ummadda iyo ururka NUSOJ ayaa lagu kala saxiixdey munsaabadda, kaas oo ku aaddan sare u qaadidda tayarada Suxufiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay xuska munaasabadda Sannad-Guurada 45-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed. Munaasabaddaan ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Ururadda Warbaahinta sidda \u00a0Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, wasiir ku xigeenka Warfaafinta, madaxda NUSOJ, iyo Madaxda ururrada Saxaafadda madaxa-bannaan. Ra\u2019iisul wasaare ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43536"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43539,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43536\/revisions\/43539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}