{"id":4353,"date":"2011-11-22T14:55:10","date_gmt":"2011-11-22T14:55:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4353"},"modified":"2011-11-22T14:55:10","modified_gmt":"2011-11-22T14:55:10","slug":"xarkada-mujaahidinta-al-shabaab-oo-sheegay-inay-qabsanayaan-11-dal-oo-kuyaal-bariga-afriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/xarkada-mujaahidinta-al-shabaab-oo-sheegay-inay-qabsanayaan-11-dal-oo-kuyaal-bariga-afriga\/","title":{"rendered":"Xarkada mujaahidinta al shabaab oo sheegay  inay qabsanayaan 11 dal oo kuyaal bariga afrig;a"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shabaab2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4358\" title=\"shabaab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shabaab2.jpg\" alt=\"\" width=\"200\" height=\"130\" \/><\/a><\/p>\n<p>wakaalada wararka somaiya warsom.com)<strong> <\/strong><\/p>\n<pre>Xarakadda Al-Shabab ayaa waxa ay ku hanjabtay sida ay sheegtay 11ka gobo lee ay Maamulaan inay ku badalanayaan in ay qabsadaan 11 dal oo ku yaala bariga afrika,<\/pre>\n<p>Waaliga wilaayada xarkada mujaahidiinta Alshabaab ee Sh.dhexe Shiikh Yuusuf kabakutukade oo xalay Shirjaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Jowhar ee Sh.dhexe ayaa waxa uu Sheegay in dagaalada waqtigaan kasocda goobaha ay maamulaan Al-Shabab ay u micna yihiin in weerar lagu soo qaaday 11 dal oo ay Maamulaysay Al-Shabab isagoona Tilmaamay in ay Al-Shabab qabsan doonaan 11 dal oo ku yaala bariga afrika,<\/p>\n<p>Waxa uuna xusay in dagaaladani ay yihiin kuwa Al-Shabab sii siinaya guul weyn sida uu yiri isagoona Sheegay in dagaalada ay soo qaadayn wadamada afrika ay fursad u noqon doonto xarakada<\/p>\n<p>Qorsha uu ku maamulo gobolka uu maamulo ayaa waxa uu ku sheegay inuu ka badlnaan doono qorsha wilaayaadka kale ee Shabab waxa uuna Sheegay in qorshahaasi uu horsed u noqon doono maamulada kale ee goboladda ay maamulaan al-Shabab isagoona intaa ku daray in dadka ku nool Sh.dhexe ay u hayaan taageero buuxda sida uu shaaca ka qaaday .<\/p>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>wakaalada wararka somaiya warsom.com) Xarakadda Al-Shabab ayaa waxa ay ku hanjabtay sida ay sheegtay 11ka gobo lee ay Maamulaan inay ku badalanayaan in ay qabsadaan 11 dal oo ku yaala bariga afrika, Waaliga wilaayada xarkada mujaahidiinta Alshabaab ee Sh.dhexe Shiikh Yuusuf kabakutukade oo xalay Shirjaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Jowhar ee Sh.dhexe ayaa waxa uu Sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4353","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4362,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4353\/revisions\/4362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}