{"id":43495,"date":"2018-01-20T22:45:59","date_gmt":"2018-01-20T19:45:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43495"},"modified":"2018-01-21T00:22:27","modified_gmt":"2018-01-20T21:22:27","slug":"mweyne-farmaajo-oo-kusii-jeeda-degmada-caabudwaaq-ee-gobolka-galguduud-isagoo-booqasho-ku-maraya-meelo-kamid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/mweyne-farmaajo-oo-kusii-jeeda-degmada-caabudwaaq-ee-gobolka-galguduud-isagoo-booqasho-ku-maraya-meelo-kamid-ah\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo kusii Jeeda Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud Isagoo Booqasho ku Maraya Meelo kamid ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-cwaq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43497\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-cwaq.jpg\" alt=\"\" width=\"908\" height=\"606\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-cwaq.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-cwaq-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 908px) 100vw, 908px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ku wajahan magaalada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa Cabud-Waaq ku wehlin doona maxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan dowladda iyo Galmudug iyo xubno kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada\u00a0CaabudWaaq waxaa ka socda diyaar garoow aad u baalaran oo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafidgiisa, waxaana wadooyinka waa weyn lagu xardhay Calanka Soomaaliya iyo sawirka madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa la filayaa marka uu madaxweynaha tago magaalada\u00a0 Caabud-Waaq in uu kulamo la qaato qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan Waxagaradka iyo Dhalinyarada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka Magaalada\u00a0 Caabud-Waaq ayaa si aad ah loo adkeeyay, ciidamo horu-dhac u ah safarka Madaxweynaha ayaa gaaray\u00a0 Caabudwaaq.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ku wajahan magaalada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa Cabud-Waaq ku wehlin doona maxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan dowladda iyo Galmudug iyo xubno kale. Magaalada\u00a0CaabudWaaq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43495"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43495\/revisions\/43500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}