{"id":43474,"date":"2018-01-19T23:30:13","date_gmt":"2018-01-19T20:30:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43474"},"modified":"2018-01-19T23:31:07","modified_gmt":"2018-01-19T20:31:07","slug":"wasiirka-qorsheynta-iyo-maalgashiga-oo-sheegey-in-ay-hayad-walba-kula-xisaabtami-doonaan-hantida-soo-gasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/wasiirka-qorsheynta-iyo-maalgashiga-oo-sheegey-in-ay-hayad-walba-kula-xisaabtami-doonaan-hantida-soo-gasha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga oo Sheegey in ay Hay&#8217;ad walba kula Xisaabtami Doonaan Hantida Soo Gasha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43433\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1.jpg\" alt=\"\" width=\"921\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 921px) 100vw, 921px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani\u2019aadannimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay Wasiirka Abaarihii dalka ku dhuftay khasaare hantiyadeed ahaan in ay ku qiyaaseen Soomaaliya in ay ku weysay lacag dhan 3.25 Billion oo Dollar, taasi oo u kala baxeysa dhibaatada abaarta ay geysatay iyo colaadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Wasiir Jamaal ayaa sheegay in dalka ay ka howlgalaan in ka badan Labaatan iyo Saddex hay\u2019adood oo UN-ka ah, kuwaasi oo la kala shaqeeya Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo hay\u2019adaha aan dowliga aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay hay\u2019ad kasta in lagula xisaabtamayo lacagta soo gasho, waxaa ay qabato, xaga ay rasmi ahaan uga shaqeyso, lacagaha loo balan qaaday, si arrimahan oo dhan la isugu soo uruuriyo, oo ay u noqdaan kuwo waxtar leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Qorsheynta ayaa sheegay tan iyo 2011-kii Soomaaliya in loogu deeqay lacag dhan 4.6 Bilyan oo Dollar, Soomaaliyana aysan weli ka muuqan lacagtaasi, welina ay jiraan xaalado bini\u2019aadanimo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida uu qorshaha yahay bishan dhammaadkeeda Muqdisho waxaa imaanaya Madaxda UN-ka iyo Bankiga Adduunka, iyaga oo ka qeyb galaya shir Muqdisho ka dhacaya, si lacagaha la qeybinayo loogu sameeyo jiho toosan.<\/p>\n<p align=\"justify\">17-kii January 2018 Hay\u2019addaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in 1.6 billion US$, loo baahan yahay si loogu caawiyo dad gaaraya 5.4 Million oo qofood, kuwaas oo u baahan gargaar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43377\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani\u2019aadannimada. Wuxuu sheegay Wasiirka Abaarihii dalka ku dhuftay khasaare hantiyadeed ahaan in ay ku qiyaaseen Soomaaliya in ay ku weysay lacag dhan 3.25 Billion oo Dollar, taasi oo u kala baxeysa dhibaatada abaarta ay geysatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43474"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43476,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43474\/revisions\/43476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}