{"id":43432,"date":"2018-01-19T02:21:49","date_gmt":"2018-01-18T23:21:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43432"},"modified":"2018-01-19T02:23:48","modified_gmt":"2018-01-18T23:23:48","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-baareyso-dad-la-sheegey-in-laga-barakiciyey-meelihii-ay-deganayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dawladda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-baareyso-dad-la-sheegey-in-laga-barakiciyey-meelihii-ay-deganayeen\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya oo Sheegtey in ay Baareyso Dad la Sheegey in laga Barakiciyey Meelihii ay Deganayeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43433\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1.jpg\" alt=\"\" width=\"1045\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qor1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1045px) 100vw, 1045px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo shalay Muqdisho uga qeyb galay kulan looga hadlayay arrimaha bani\u2019aadanimada ayaa ka sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baareyso wararka sheegaya in qoysas si qasab ah xeryihii ay ku noolaayeen loogaga saaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Qorsheynta oo arrintan ka hadlaya ayaa yiri \u201cWaxaan baaritaan ku sameeynaynaa sida dhabta ah ee ay wax u dhaceen, kadibna warbixinta aan ka sameyno ayaad ku arki doontaan waxa dhacay iyo sida ay u dhaceen\u201d ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Peter de Clercq, Isuduwaha Hawlaha Bani\u2019aadamnimada ee Soomaaliya, ayaa sheegay in 23 degaan oo hoy u aheyd in ka badan 4,000 oo qoys la dumiyey, iyadoo halkaas lagu bur buriyey agab ay dadkaas lahaayeen iyo waxyaabo kale oo noloshooda asaasi u ahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu kaloo sheegey inaan la siin barakacayaasha muddo ku filan oo ay agabkooda uga qaataan goobihii ay degenaayeen ka hor intii aysan bur burin guryihii ay dadkaasi ku noolaayeen, waxaana hadda bannaanka fadhiya caruur, dumar iyo dad waayeel ah oo xeryahaas ku noolaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">In ka badan laba milyan oo qof ayaa hadda ku barakacsan Soomaaliya guud ahaan abaarta iyo iskahorimaadka, oo ay ku jiraan hal milyan oo qof oo cusub oo barakacay 2017 oo keliya, taasoo ka dhigan saddex-meelood hal meel 6.2 Milyan oo qof oo u baahan gargaar bani\u2019aadamnimo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo shalay Muqdisho uga qeyb galay kulan looga hadlayay arrimaha bani\u2019aadanimada ayaa ka sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baareyso wararka sheegaya in qoysas si qasab ah xeryihii ay ku noolaayeen loogaga saaray. Wasiirka Qorsheynta oo arrintan ka hadlaya ayaa yiri \u201cWaxaan baaritaan ku sameeynaynaa sida dhabta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43435,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43432\/revisions\/43435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}