{"id":43428,"date":"2018-01-19T02:01:22","date_gmt":"2018-01-18T23:01:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43428"},"modified":"2018-01-19T02:06:50","modified_gmt":"2018-01-18T23:06:50","slug":"shir-cullimada-soomaaliyeed-uga-socda-kismaayo-oo-uu-ka-hadley-shiikh-bashiir-axmed-salaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/shir-cullimada-soomaaliyeed-uga-socda-kismaayo-oo-uu-ka-hadley-shiikh-bashiir-axmed-salaad\/","title":{"rendered":"Shir Cullimada Soomaaliyeed Uga Socda Kismaayo oo uu ka Hadley Shiikh Bashiir Axmed Salaad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/sh-bashiir-ax1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43429\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/sh-bashiir-ax1.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/sh-bashiir-ax1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/sh-bashiir-ax1-300x222.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Kismaayo waxaa ku shirsan culima\u2019udiin Soomaaliyeed oo maalmihii ugu danbeeyayba halkaa shir ku lahaa, waxaana jiray fasiraado kala duwan oo bulshada Soomaaliyeed shirkaa ka bixinayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadaba Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo madaxa ka ah hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed ayaa beeniyay in shirkaasi yahay mid siyaasadeed, isaga oo sheegay in culima\u2019da Kismaayo isugu tagtay ka wada hadalayaan oo kaliya arrimo wac-yi \u2013galin ah, nabadeynta iyo in dadka laga baarujiyo Qabyaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wuxuu sheegay Sheekh Bashiir Axmed Salaad shirkan inuusan aheyn midkii koowaad, balse ay jirtay in la soo qabtay marar badan, laguna soo qabtay gudaha dalka iyo dibadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Isku imaatinkan culima\u2019da ma\u2019aha kii ugu horeeyay, dalka gudihiisa ayaa marar badan lagu qabtay dibadiisa ayaa lagu qabtaa, mid siyaasi ah ma\u2019aha, waa kulamo umadda lagula hadlo laguna wac-yi-galiyo ayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa VOA-da u sheegay in shirkan looga hadleynin arrimo siyaasadeed, balse diirada lagu saarayo keliya wacyi gelinta bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo waxaa ku shirsan culima\u2019udiin Soomaaliyeed oo maalmihii ugu danbeeyayba halkaa shir ku lahaa, waxaana jiray fasiraado kala duwan oo bulshada Soomaaliyeed shirkaa ka bixinayeen. Hadaba Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo madaxa ka ah hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed ayaa beeniyay in shirkaasi yahay mid siyaasadeed, isaga oo sheegay in culima\u2019da Kismaayo isugu tagtay ka wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43428\/revisions\/43431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}