{"id":43424,"date":"2018-01-17T22:06:58","date_gmt":"2018-01-17T19:06:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43424"},"modified":"2018-01-17T22:08:10","modified_gmt":"2018-01-17T19:08:10","slug":"magaalada-laascaanood-ee-xarunta-gsool-oo-saxafiyiin-lagu-xir-xireysababtu-waa-maxey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/magaalada-laascaanood-ee-xarunta-gsool-oo-saxafiyiin-lagu-xir-xireysababtu-waa-maxey\/","title":{"rendered":"Magaalada Laascaanood ee Xarunta G\/Sool oo Saxafiyiin lagu Xir xirey\/Sababtu Waa Maxey?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/saxafiyiin-lascanod-lagu-xirey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43425\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/saxafiyiin-lascanod-lagu-xirey.jpg\" alt=\"\" width=\"1073\" height=\"585\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/saxafiyiin-lascanod-lagu-xirey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/saxafiyiin-lascanod-lagu-xirey-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1073px) 100vw, 1073px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sadex ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka Sool ayaa ciidanka Boolisku xidheen, qaar kalena in la raadinayo ayay sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Suxufiyiintan oo qaarkood la siidaayey ayaa lagu eedeeyey in ay qabanqaabiyeen tebiyeena tartan ciyaareed oo siyaasadaysan iyo gacan ka hadal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mawliid Ismaal Somnews TV ka tirsan, Maxamed Bidhaanshe u warama SBS TV iyo Xamse Darwiish oo Kalsan TV ah oo isaga lagu eedeeyey in ciidanka uu la dagaalamayey, ayaa laba ka mid ah la siidaayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidanka Booliska ayaa hada gacanta ku hayaan Bidhaanshe oo taliyaha ciidanka Booliska uu sheegay in ay cadayn ku hayaan in uu fal amni daro ah ku talaabsaday maxkamadna la keenayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Koox dhalinyaro ah oo ciyaartoy ah ayaa la xidhan, waxaana ay timi atintan tartan ciyaareed oo mudo soo socdey dhamaadkiisii weriyahani baahiyey in tartankan loogu mahac daray Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Ma odhan karo weriyuhu denbi ma laha balse, waxaa ciidanka qaadeen talaabo kale oo qalad ah, waxana \u00a0ay noqotay qalad qalad ku \u00a0sax, taasina waa gaf&#8221; sidaa waxaa yidhi C\/raxmaan Cali Ducaale xoghaya ururka suxufiyiinta Gobolka \u00a0Sool.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ajaatee waxaa mudo dheer kaga raystay khilaafka Somaliland iyo suxiyiinta gobolka Soil iyadoo mudo sanad ah laba jeer ay dhacday xadhig lahula koco saxafi oo kani ka mid yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sadex ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka Sool ayaa ciidanka Boolisku xidheen, qaar kalena in la raadinayo ayay sheegeen. Suxufiyiintan oo qaarkood la siidaayey ayaa lagu eedeeyey in ay qabanqaabiyeen tebiyeena tartan ciyaareed oo siyaasadaysan iyo gacan ka hadal. Mawliid Ismaal Somnews TV ka tirsan, Maxamed Bidhaanshe u warama SBS TV iyo Xamse Darwiish [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43424\/revisions\/43427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}