{"id":43416,"date":"2018-01-17T21:28:38","date_gmt":"2018-01-17T18:28:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43416"},"modified":"2018-01-17T21:30:34","modified_gmt":"2018-01-17T18:30:34","slug":"rw-itoobiya-iyo-mweynaha-dhawaan-la-doortey-muuse-biixi-oo-kulan-ku-yeeshey-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/rw-itoobiya-iyo-mweynaha-dhawaan-la-doortey-muuse-biixi-oo-kulan-ku-yeeshey-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"R\/W Itoobiya iyo M\/weynaha Dhawaan la Doortey Muuse Biixi oo kulan ku yeeshey Dalka Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-biixi-iyo-rw-itobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43417\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-biixi-iyo-rw-itobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"1062\" height=\"597\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-biixi-iyo-rw-itobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-biixi-iyo-rw-itobiya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1062px) 100vw, 1062px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ayaa kulan la yeeshay Ra\u2019isal wasaaraha Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn, waxaanay ka wada hadleen arrimo kala duwan oo ay u horeyso amniga iyo iskaashiga labadad dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weftiga Madaxweyne Biixi waxa garoonka diyaaradaha Addis-ababa ee Bole International Airport ku qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Biixi iyo Ra\u2019isal wasaaraha Itoobiya markii ay wada hadalkoodii dhamaysteen waxay warbaahinta u sheegeen inay ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhka labadda dhinac, isu-socodka, ganacsiga iyo doorka horumarineed ee uu labada dhinac u yeelan doono jidka isku xidhidoona Berbera ilaa wajaale ee (Berbera corridor) oo hirgelintiisu ay qayb lahaadleh ka qaadan doonto isu socodka ganacsiga balaadhan ee ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaannu ka wadahadalnay arrimo dhawr ah oo ku saabsan ammaanka, iskaashiga horumarinta dhaqaalaha ee dalalkayaga, arrimaha siyaasadda ee Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaana kuwa labadayada dal. Waxaannuna aad ugu mahadcelinaysaa soo dhawaynta Ra\u2019iisal-wasaaraha iyo wadashaqayntiisa arrimaha naga dhexeeya.\u201dayuu yidhi Biixi oo ka hadlayey ujeedadda kulankooddii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal-wasaaraha Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn oo isnka kulankaasi ka hadlay waxa uu yidhi \u201cWaxaannu ka wadahadalnay nabadgalyada, waayo amniga Itoobiya waa amniga Somaliland, sidoo kalena ammaanka Somaliland waa sidaa si la mid ah\u2026..Waxaannu Somaliland ka wadashaqaynaynaa bilowga iyo horumarinta jidka Berbera Coridor (waddada isku xidhaysa Berbera iyo Itoobiya), annagoo la kaashanayna saaxiibada mashruuca Coridor la wada (Partners), si aannu uga faa\u2019iidaysano mashruucan horumarineed qaab waxtar u leh dhinac walba.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Safarkan ayaa noqonaya kii labaad ee madaxweyne Biixi uu dalka dibadiisa uga baxo, waxaanu safarkii ugu horeysay ku tagay wadanka Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ayaa kulan la yeeshay Ra\u2019isal wasaaraha Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn, waxaanay ka wada hadleen arrimo kala duwan oo ay u horeyso amniga iyo iskaashiga labadad dhinac. Weftiga Madaxweyne Biixi waxa garoonka diyaaradaha Addis-ababa ee Bole International Airport ku qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Workneh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43417,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43416"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43419,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43416\/revisions\/43419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}