{"id":43381,"date":"2018-01-16T20:25:37","date_gmt":"2018-01-16T17:25:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43381"},"modified":"2018-01-16T20:33:50","modified_gmt":"2018-01-16T17:33:50","slug":"dagaalada-ka-socda-gshdhexe-oo-saraakiisha-ciidamada-xoogga-dalku-faah-faahin-ka-bixiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dagaalada-ka-socda-gshdhexe-oo-saraakiisha-ciidamada-xoogga-dalku-faah-faahin-ka-bixiyeen\/","title":{"rendered":"Dagaalada Ka Socda G\/Sh\/Dhexe oo Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalku Faah Faahin ka Bixiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-sh-dhexe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43382\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-sh-dhexe.jpg\" alt=\"\" width=\"1010\" height=\"631\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-sh-dhexe.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-sh-dhexe-300x188.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1010px) 100vw, 1010px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamuud Maxamed Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada ka fuliyeen inta u dhexeysa Jowhar iyo Balcad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in maalmahan ay in Al-shabaab carqalad ku hayeen gadiidka isticmaala sida uu hadalka u dhigay Waddada isku xirta Jowhar iyo Balcad, balse howlgallo ay ciidamada halkasi ka fuliyeen khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, islamarkaana ciidan xoog leh la dhigay Waddadaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">General Maxamuud Maxamed Koronto ayaa beeniyay warar sheegayay in Al-shabaab qabsadeen deegaanno u dhaxeeya Jowhar iyo Muqdisho, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay markasta diyaar u yihiin inay shacabka ka dulqaadaan sida uu hadalka u yiri\u00a0 cadowga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Xoogga dalka \u00a0ayaa shalay qaaday guluf ay ku doonayan in ay isugu furaan Waddada \u00a0xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo fariismo ay \u00a0ka sameysteen Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Weerarka qaaday oo uu horkacayo madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Cali C\/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa la wareegay deegaanka Ceelka Geelow, waxaana la sheegay in xoogagga Al-shabaab halkaa isaga baxeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43377\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamuud Maxamed Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada ka fuliyeen inta u dhexeysa Jowhar iyo Balcad. Taliyaha ayaa sheegay in maalmahan ay in Al-shabaab carqalad ku hayeen gadiidka isticmaala sida uu hadalka u dhigay Waddada isku xirta Jowhar iyo Balcad, balse howlgallo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43382,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43381"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43384,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43381\/revisions\/43384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}