{"id":43368,"date":"2018-01-15T23:07:07","date_gmt":"2018-01-15T20:07:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43368"},"modified":"2018-01-15T23:08:15","modified_gmt":"2018-01-15T20:08:15","slug":"saraakiil-dhalinyaro-booliis-ah-oo-loo-magacaabey-qaar-kamid-ah-saldhigyada-booliska-gobolkan-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/saraakiil-dhalinyaro-booliis-ah-oo-loo-magacaabey-qaar-kamid-ah-saldhigyada-booliska-gobolkan-banaadir\/","title":{"rendered":"Saraakiil Dhalinyaro Booliis ah oo Loo Magacaabey Qaar Kamid ah Saldhigyada Booliska Gobolkan Banaadir."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dhalinyaro-bolis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43369\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dhalinyaro-bolis.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"932\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dhalinyaro-bolis.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dhalinyaro-bolis-287x300.jpg 287w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa u muuqatay tallaabo sare loogu qaadayo Tayada ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay taliyayaal u qaadanaya saraakiil dhalinyaro ah oo ka baxday Jaamacadaha dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay taliska Booliiska in taliyayaasha ciidamada loo magacaabo dhalinyarada wax baratay ee da\u2019yarta ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labo ka mid ah dhalinyaradii ka baxday jaamacadaha ee ku biiray Taliska Booliska, oo dhawaan darajooyin loo xiray ayaa loo magacaabay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka Shibis iyo Boondheere.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Xasan Axmed ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga Booliska degmada Shibis, halka Cabdi Wakiil C\/llaahi loo magacaabay taliyaha Booliska saldhiga degmada Boondheere, waxaa xilalka laga qaaday taliyeyaashii hayay oo ahaa kuwo aad uga da\u2019 weynaa dhalinyaradan la magacaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa dhiiri-galin taliska Booliisku u sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka wax ku baratay si ay qab uga noqdaan sugida Amniga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arrintan ayaa u muuqatay tallaabo sare loogu qaadayo Tayada ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay taliyayaal u qaadanaya saraakiil dhalinyaro ah oo ka baxday Jaamacadaha dalka. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay taliska Booliiska in taliyayaasha ciidamada loo magacaabo dhalinyarada wax baratay ee da\u2019yarta ah. Labo ka mid ah dhalinyaradii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43368"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43371,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43368\/revisions\/43371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}