{"id":43357,"date":"2018-01-15T20:27:03","date_gmt":"2018-01-15T17:27:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43357"},"modified":"2018-01-15T20:33:09","modified_gmt":"2018-01-15T17:33:09","slug":"ciidamo-ka-tirsanaa-kuwa-dalka-kenya-oo-al-shabaab-qarax-kula-eegtey-deegaano-hoos-taga-maamulka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/ciidamo-ka-tirsanaa-kuwa-dalka-kenya-oo-al-shabaab-qarax-kula-eegtey-deegaano-hoos-taga-maamulka-jubaland\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsanaa kuwa Dalka Kenya oo AL-shabaab Qarax kula eegtey Deegaano Hoos taga Maamulka Jubaland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/qarax-amisom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/qarax-amisom.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"605\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/qarax-amisom.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/qarax-amisom-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu waramayaa in weerar Jidgal ah ku qaadeen Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararku waxaa ay sheegayaan in Al-shabaab gadiidka ay la socdeen ciidamada Kenya ku weerarreen Qarax Miino, ciidamada ayaa la sheegay in ay ku sii jeedeen deegaanka Faxfax-dhuun ee Gobal Gedoi, iyaga oo sahay u siday ciidan halkaasi ku sugnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen qaraxan in uu haleelay mid ka mid ah kolonyada ciidamada Kenya, iyadoona dhawaaqa Qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano iyo Tuulooyin u dhaw goobta qaraxa uu ka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab oo masuuliyadda qaraxan sheegtay ayaa waxaa ay sheegeen Qaraxan uu qabsaday gaari Beeba ah, islamarkaana uu khasaare soo gaaray ciidamadii la socday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jirto ilo rasmi ah oo xaqiijinaya khasaaraha dhabta ah ee ciidamada Kenyan-ka ka soo gaaray qaraxaasi Miinada ah ee Al Shabaab wadada ugu aaseen ciidamada Kenyan-ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gobolka Gedo ayaa inta badan waxaa ka dhacay weerarradan ugu badan oo Al-shabaab ay ku qaadaan ciidamada Kenya ee ka howlgala deegaannada gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu waramayaa in weerar Jidgal ah ku qaadeen Al-shabaab. Wararku waxaa ay sheegayaan in Al-shabaab gadiidka ay la socdeen ciidamada Kenya ku weerarreen Qarax Miino, ciidamada ayaa la sheegay in ay ku sii jeedeen deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43357"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43360,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43357\/revisions\/43360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}