{"id":43337,"date":"2018-01-14T00:55:24","date_gmt":"2018-01-13T21:55:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43337"},"modified":"2018-01-14T01:05:16","modified_gmt":"2018-01-13T22:05:16","slug":"wafdigii-uu-hugaaminayey-mweyne-farmaajo-oo-maanta-soo-gaarey-magaalada-gaalkacyo-ee-xarunta-gmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/wafdigii-uu-hugaaminayey-mweyne-farmaajo-oo-maanta-soo-gaarey-magaalada-gaalkacyo-ee-xarunta-gmudug\/","title":{"rendered":"Wafdigii uu Hugaaminayey M\/weyne Farmaajo oo Maanta Soo Gaarey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta G\/Mudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-galkacyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-galkacyo.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"623\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-galkacyo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-galkacyo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyaha iyo wafdiggiisa oo ka soo anbabaxay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Gaalkacyo Wasiirro ka tirsan dowladda federaalka mas\u2019uuliyiinta Labada maamul Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas&#8217;uuliyiinta Wafdiga ku soo dhaweysay magaalada Gaalkacyo waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha, iyo Mas\u2019uuliyiin ka kala tirsan labada maamul ee magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Gaalkacyo kula hadli doona Fagaaraha Kamaaludiin, halkaasoo boqolaal shacab isugu soo baxeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu uga gudbo Gaalkacyo, deegaanada kale ee Galmudug, sida Cadaado, Caabudwaaq, Dhuusa Mareeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43299\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweyaha iyo wafdiggiisa oo ka soo anbabaxay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Gaalkacyo Wasiirro ka tirsan dowladda federaalka mas\u2019uuliyiinta Labada maamul Puntland iyo Galmudug. Mas&#8217;uuliyiinta Wafdiga ku soo dhaweysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43337"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43340,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43337\/revisions\/43340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}