{"id":43325,"date":"2018-01-13T21:54:47","date_gmt":"2018-01-13T18:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43325"},"modified":"2018-01-13T21:57:27","modified_gmt":"2018-01-13T18:57:27","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-guuleysatey-in-dalka-india-laga-soo-daayo-maxaabiis-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-guuleysatey-in-dalka-india-laga-soo-daayo-maxaabiis-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo ku Guuleysatey in Dalka INDIA laga soo Daayo Maxaabiis Soomaali ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/maxaabiis-india.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43326\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/maxaabiis-india.jpg\" alt=\"\" width=\"1274\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/maxaabiis-india.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/maxaabiis-india-300x104.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1274px) 100vw, 1274px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si buuxda u sheegay in dowladdau ku guuleystay in Boqollaal Soomaali ah laga sii daayo Xabsiyada dalka Indin, dhawaanna la filayo in ay dalka dib ugu soo laabtaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya dadaal dheer ku bixisay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiistaasi oo xilliggaan la kulmaya dhibaatooyin kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in ay soo deyn doonto Maxaabiista loo heysto Falalka Burcadbadeednimo ee ku xiran dalka Hindiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan idin xaqiijinayaa in Boqol Maxaabiis Soomaaliyeed ah aan ka soo deynay xabsiyada dalka India, kuwaa oo hadda sugaya oo kaliya in lagu soo daro maxaabiis kale oo iyaguna la sii deynayo iyo diyaaradii u soo qaadi laheyd Soomaaliya\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalka India ayaa ka mid ah dalalka ugu badan oo ay ku xiran yihiin maxaabiista Soomaalida, kuwaasi oo loo heysto oo fal dambiyeed la xiriira Burcad Badeednimo, inkastoo sanadihii ugu dambeeyey uu hoos u dhac ku yimid weeraradii afduubka maraakiibta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale bisha February ee sanadkan ayaa la filayaa in Soomaaliya dib loogu soo celiyo maxaabiis kale oo iyagana ku xiran xabsiyo kala duwan oo isla dalkaasi ku yaala,maxaabiista haatan la sii daayay ayaa horey racfaan u qaatay oo ah in laga qafiifiyo waqtiga,balse waxaa diiday maxakamad ku taala dalkaasi,oo go\u2019aamisay in xukunkooda ay dhameystaan<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43299\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si buuxda u sheegay in dowladdau ku guuleystay in Boqollaal Soomaali ah laga sii daayo Xabsiyada dalka Indin, dhawaanna la filayo in ay dalka dib ugu soo laabtaan. Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya dadaal dheer ku bixisay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiistaasi oo xilliggaan la kulmaya dhibaatooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43326,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43328,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43325\/revisions\/43328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}