{"id":43317,"date":"2018-01-13T21:07:15","date_gmt":"2018-01-13T18:07:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43317"},"modified":"2018-01-13T21:22:06","modified_gmt":"2018-01-13T18:22:06","slug":"mweyne-farmaajo-oo-sheegey-in-khilaafka-iyo-isfahamwaagu-uu-hortaaganyahey-horumarka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/mweyne-farmaajo-oo-sheegey-in-khilaafka-iyo-isfahamwaagu-uu-hortaaganyahey-horumarka-dalka\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Sheegey in Khilaafka iyo Isfahamwaagu uu Hortaaganyahey Horumarka Dalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-boqasho-khilaf.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43318\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-boqasho-khilaf.jpeg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"653\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-boqasho-khilaf.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-boqasho-khilaf-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada Boosaaso ayaa soo hadal qaaday is qabqabsiga siyaasadeed ee dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in is qabqabsiga siyaasadeed ee jira uu caqabad ku noqon karo hormarka dowladda, waxaana uu intaa ku daray in dowladda uu madaxweynaha ka yahay mar horeba ka sii fikirtay in lagu gudbo marxalada ku dhisan in sanad walba la soo dhiso xukuumad cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Khilaafka iyo is qabqabsiga siyaasada waxaa uu caqabad ku yahay jiritaanka dowladnimada, Annaga ma dooneyno in sanad walba in la soo dhiso xukuumadu cusub mid kalana la rido\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa uu soo hadal qaaday madaxweynuhu sida bulshada Soomaaliyeed markan qadyaan uga joogaan nidaamka 4.5ka ee awood qeybsiga, isaga oo sheegay in wixii hadda ka danbeeya loo baahan yahay in dalka laga hergaliyo Xisbiyo Siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Bulshadii aan aragnay muddadii aan hadda safarka ku soo jirnay waxey \u2013na weydiisanayeen in laga gudbo nidaamkan qabiilka ku dhisan loona gudbo in dalku yeesho Asxaab siyaasadeed oo dadku isku raacaan aragti balse aysan isku raacin qaabiil\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), oo maalmahan Puntland ku marayay safarkiisii ugu dheeraa ee dhinaca dhulka ah uu ku maro tan iyo intii madaxweynaha loo doortay ayaa la filayaa in uu u soo gudbo dhinaca deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43299\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada Boosaaso ayaa soo hadal qaaday is qabqabsiga siyaasadeed ee dalka ka jira. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in is qabqabsiga siyaasadeed ee jira uu caqabad ku noqon karo hormarka dowladda, waxaana uu intaa ku daray in dowladda uu madaxweynaha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43318,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43317"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43320,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43317\/revisions\/43320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}