{"id":43296,"date":"2018-01-12T20:44:07","date_gmt":"2018-01-12T17:44:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43296"},"modified":"2018-01-12T20:44:42","modified_gmt":"2018-01-12T17:44:42","slug":"mweynaha-galmudug-xaaf-oo-sheegey-in-mweyne-farmaajo-cadaado-soo-gaarayo-maalinta-isniinta-ah-haddii-eebbe-idmo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/mweynaha-galmudug-xaaf-oo-sheegey-in-mweyne-farmaajo-cadaado-soo-gaarayo-maalinta-isniinta-ah-haddii-eebbe-idmo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Galmudug Xaaf oo Sheegey in M\/weyne Farmaajo Cadaado Soo Gaarayo Maalinta Isniinta ah Haddii Eebbe Idmo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43297\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"987\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 987px) 100vw, 987px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalintii shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdigiisa ku soo fool leeyihiin sida uu hadalka u dhigay deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in maalinta Isniinta ah madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisu ku soo fool leeyihiin degmada Cadaado, isaga oo bulshada ka codsaday in u diyaar-garoobaan soo dhaweynta wafdiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay marka uu Madaxweynaha yimaado in uu booqan doono dhammaan degaanada Galmudug, ayna u bandhigi doonaan baahiyaha daran ee ka jira Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa sheegay in qorshuhu uu yahay in Madaxweynaha maalinta Barri uu tegi doono Magaalada oo ay ka kala arrimiyaan maamulada Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa horay u soo maray degmooyinka Garowe, Qardho, Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada Sheerbi, Xiddo, Alxamdulilaah, Ceel Daahir, Jiingadda, Wardheer, Yalho, Kalabeyr, Karin iyo Laag oo ka tirsan Puntland, wuxuuna ku sugan yahay Boosaaso.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43297\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43299\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalintii shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdigiisa ku soo fool leeyihiin sida uu hadalka u dhigay deegaannada Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in maalinta Isniinta ah madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisu ku soo fool leeyihiin degmada Cadaado, isaga oo bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43296\/revisions\/43303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}