{"id":43288,"date":"2018-01-12T19:16:26","date_gmt":"2018-01-12T16:16:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43288"},"modified":"2018-01-12T19:19:00","modified_gmt":"2018-01-12T16:19:00","slug":"guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-sheegey-in-ay-war-kasoo-saari-doonaan-buuxinta-kuraasta-ka-banaan-barlamaanka-10aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-sheegey-in-ay-war-kasoo-saari-doonaan-buuxinta-kuraasta-ka-banaan-barlamaanka-10aad\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Sheegey in ay War kasoo Saari Doonaan Buuxinta Kuraasta ka Banaan Barlamaanka 10&#8217;aad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaliima-yarey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaliima-yarey.jpg\" alt=\"\" width=\"883\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaliima-yarey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xaliima-yarey-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 883px) 100vw, 883px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer Qaran Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in Todobaadka danbe War ka soo saarayaan go\u2019aanka Maxkamada Sare ay ku joojisay dib u \u00a0soo doorashada Kuraasta ka bannaan Golaha shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in maalinta Axadda kulan ay ku yeelan doonaan xubnaha guddiga magaalada Muqdisho uga jawaabi doonaan go\u2019aanka maxkamada sare, iyada oo dhinaca kale sheegtay in codsi uga yimid guddoonka sare ee Golaha Shacabka looga dalbaday in la dadajiyo dib u doorashada Kuraasta bannaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGolaha shacabka ayaa in oo soo diray Ducement ah in aan soo buuxino kuraasta banaanaatay, balse waxaan shalay warqad ka helnay maxkamada sare oo ah joojinta iyo kasoo jawaabida warqadooda\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Qoraal ka soo baxay golaha iskaashiga dowlad gobolleedyada ayaa looga soo horjeestay go\u2019aanka maxkamada sare ay ku joojisay dib u soo doorashada Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka oo muaranbadanni uu ka jiro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobka 59 aad Farqadihiisa 2aad ayaa dhigaya in haddii xubin ka tirsan Golaha Shacabka uu banneeyo xubinnimada baarlamaanka in booskaa sida ugu dhaqsiyaha badan uu u buuxinayo shaqsigii ku soo xigay doorashadii hore, taasoo marka la eego meesha ka saareysa in mar kale loo tartamo Kuraasta ka bannaan Golaha shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43227\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43228\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43229\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer Qaran Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in Todobaadka danbe War ka soo saarayaan go\u2019aanka Maxkamada Sare ay ku joojisay dib u \u00a0soo doorashada Kuraasta ka bannaan Golaha shacabka. Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in maalinta Axadda kulan ay ku yeelan doonaan xubnaha guddiga magaalada Muqdisho uga jawaabi doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43288"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43291,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43288\/revisions\/43291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}