{"id":43268,"date":"2018-01-11T22:54:33","date_gmt":"2018-01-11T19:54:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43268"},"modified":"2018-01-11T23:44:18","modified_gmt":"2018-01-11T20:44:18","slug":"xarunta-ka-hortagga-xag-jirnimada-oo-dawlada-federalku-hirgelisey-iyadoo-internet-la-adeegsanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/xarunta-ka-hortagga-xag-jirnimada-oo-dawlada-federalku-hirgelisey-iyadoo-internet-la-adeegsanayo\/","title":{"rendered":"Xarunta Ka Hortagga Xag Jirnimada oo Dawlada Federalku Hirgelisey iyadoo Internet la Adeegsanayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xarun-ka-hortag-xag-jirnimo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43269\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xarun-ka-hortag-xag-jirnimo.jpg\" alt=\"\" width=\"1027\" height=\"593\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xarun-ka-hortag-xag-jirnimo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xarun-ka-hortag-xag-jirnimo-300x173.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1027px) 100vw, 1027px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay magaalada Muqdisho hergalisay xarun dhalinyarada looga wacyi-galinayo ku biirista kooxaha Xag-jirka sida Al-shabaab iyo Daacish, iyadoo la adeegsanayo Internet-ka<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo xarunta Daahfurtay ayaa sheegtay in ay soo gudbin doonto fariimo\u00a0ay dhalin yarada kaga wacyigelineyso ku biirista ururka al-Sshabab, isla markaana ay ku hoga tusaaleyneyso faa\u2019idooyinka dowladnimada, nabadda iyo horumarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Olalahan Wacyigalinta ah ayaa ka bilaaban doona baraha Internetka sida Facebooka, You Tube, Twitter \u2013ka iyo warbaahinta qeybaha kale \u00a0iyadoo la dhiirigalinayo xasiloonida iyo nabad-galyada guud ahaan wadanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in xaruntan si gaar ah u bartilmaameedsan doono Al-shabaab oo lagu soo bandhigayo dhibta iyo carqalada ay ku hayaan nabada iyo xasiloonida dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Tani waxay fursad u noqon doontaa in ay gacan ka geysato guud ahaan nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri Cabdiraxmaan Yuusuf al-Adala, agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya\u00a0<span title=\"&quot;We will provide accurate and useful information to young people, which in turn helps them to understand the benefits of democratic institutions in Somalia.&quot; \">&#8220;Waxaan siin doonaa macluumaad sax ah oo faa&#8217;iido leh dadka dhalinyarada ah, taas oo ka dhigeysa in<\/span>ay fahmaan faa&#8217;iidooyinka hay&#8217;adaha dimuqraadiga ah ee Soomaaliya.&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa xaruntii ugu horeysay ee nooceeda ah ee laga hergaliyo dalka Soomaaliya, waxaana ay dowladdu sheegtay in dagaalka Al-shabaab uu ku fileyn uu ku fileyn oo dagaal iyo xaalad militari.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43227\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43228\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43229\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay magaalada Muqdisho hergalisay xarun dhalinyarada looga wacyi-galinayo ku biirista kooxaha Xag-jirka sida Al-shabaab iyo Daacish, iyadoo la adeegsanayo Internet-ka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo xarunta Daahfurtay ayaa sheegtay in ay soo gudbin doonto fariimo\u00a0ay dhalin yarada kaga wacyigelineyso ku biirista ururka al-Sshabab, isla markaana ay ku hoga tusaaleyneyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43268"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43271,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43268\/revisions\/43271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}