{"id":4323,"date":"2011-11-21T12:24:21","date_gmt":"2011-11-21T12:24:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4323"},"modified":"2011-11-21T12:24:21","modified_gmt":"2011-11-21T12:24:21","slug":"faa-faahin-kasoo-baxeysa-dagaal-qasaaro-geystay-oo-manta-kadhacay-dagmda-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/faa-faahin-kasoo-baxeysa-dagaal-qasaaro-geystay-oo-manta-kadhacay-dagmda-afmadow\/","title":{"rendered":"Faa faahin kasoo baxeysa dagaal qasaaro geystay oo manta kadhacay dagmda afmadow"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Ciidamado-la-tababarayo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4327\" title=\"Ciidamado la tababarayo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Ciidamado-la-tababarayo.jpg\" alt=\"\" width=\"175\" height=\"155\" \/><\/a><\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<strong><\/strong><\/p>\n<p>Iska horimaad u dhaxeeyey ciidamada dowladda KMG iyo kuwa xarkada mujaahidiinata Al Shabaab oo gaystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaan hoostaga degmada Afmadow ee gobolka J\/hoose.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa kadambeeyay kadib markii ciidamo sahan ah oo ka tirsan dowladda oo marayey inta u dhaxeysa Tuulada Xanye iyo deegaanka Qooqaani ay wadada u galeen rag ka mid ah Al Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Nita la ogyahay \u00a0shan ruux ayaa geeriyootay 8 kalana way \u00a0ku dhaawacmeen iska horimaad maanta ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab ku dhexmaray deegaano hoosta degmada Afmadow ee gobolka ee gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay oo ahaa dhinacyadii dagaalamay ayaana jirin wax war ah oo kasoobaxay dhinacyadaasi<\/p>\n<p>Shalay ayey aheyd markii dagaal \u00a0dhexmaray Al Shabaab iyo ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya oo wada socda ay ku geeriyoodeen ilaa 6 ruux oo ahaa dhinacyadii dagaalamay kaasi oo ka dhacay deegaanka Haawina ee gobolka Jubada hoose islamarkaana ay guulo ka kala sheegteen Al Shabaab iyo dowladda KMG Soomaaliya.<\/p>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com) Iska horimaad u dhaxeeyey ciidamada dowladda KMG iyo kuwa xarkada mujaahidiinata Al Shabaab oo gaystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaan hoostaga degmada Afmadow ee gobolka J\/hoose. Iska hor imaadka ayaa kadambeeyay kadib markii ciidamo sahan ah oo ka tirsan dowladda oo marayey inta u dhaxeysa Tuulada Xanye iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4323","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4323"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4332,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4323\/revisions\/4332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}