{"id":43217,"date":"2018-01-10T18:07:22","date_gmt":"2018-01-10T15:07:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43217"},"modified":"2018-01-10T18:07:51","modified_gmt":"2018-01-10T15:07:51","slug":"dalka-kuwait-oo-shir-uga-furmi-doono-wasiirada-qorsheynta-waddamada-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dalka-kuwait-oo-shir-uga-furmi-doono-wasiirada-qorsheynta-waddamada-carabta\/","title":{"rendered":"Dalka KUWAIT oo Shir uga Furmi Doono Wasiirada Qorsheynta Waddamada Carabta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kuwait1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43218\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kuwait1.jpg\" alt=\"\" width=\"877\" height=\"658\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kuwait1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kuwait1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 877px) 100vw, 877px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Shirka Wasiiradda Qorsheynta ee Wadamada Carabta ayaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in uu ka furmo dalka Kuwait.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo shalay gaaray Kuwait ayaa Soomaaliya uga qeybgalaya shirkan, waxaan garoonka diyaaradaha dalkaasi ku soo dhoweeyay Agaasimaha Guud ee Machadka Qorsheynta Dowladdaha Carbeed iyo Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa ka mahad-celiyay soo dhaweynta wanaagsan ee loo\u00a0 sameeyay, isagoo sheegay in inta uu ku sugan yahay dalka kuwait uu kulmo la qaadan doonaa madaxda sare dalkaasi iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool halkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Wasiirka Jamaal Maxmaed Xasan, ayaa waxa uu\u00a0 kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Dhaqaalaha ee (Kuwait Fund)\u00a0 Abdul Wahab Albadir, waxaana Wasiirka uu warbixin uu ka siiyey horumarka Soomaaliya ay sameeyneyso iyo dadaalada hadda socda, siddii ay uga qeyb qaadan lahayd dowladda Kuwait oo Soomaaliya xariir wanaagsan kala dhaxeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha Sanduuqa Dhaqaalaha Dowladda Kuwait, Mudane Abdul Wahab Albadir, ayaa waxuu boggaadiyay\u00a0 Horumarka ka socda dalka Soomaaliya, waxuuna sheegay in Kuwait door wanaagsan ay ka qaadan doonta taageerada dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Shirka Wasiiradda Qorsheynta ee Wadamada Carabta ayaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in uu ka furmo dalka Kuwait. Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo shalay gaaray Kuwait ayaa Soomaaliya uga qeybgalaya shirkan, waxaan garoonka diyaaradaha dalkaasi ku soo dhoweeyay Agaasimaha Guud ee Machadka Qorsheynta Dowladdaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43217"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43220,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43217\/revisions\/43220"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}