{"id":43207,"date":"2018-01-08T22:26:58","date_gmt":"2018-01-08T19:26:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43207"},"modified":"2018-01-08T22:29:04","modified_gmt":"2018-01-08T19:29:04","slug":"dagaal-ka-dhex-qarxey-somaliland-iyo-puntland-oo-ka-socda-deegaanka-tuka-raq-ee-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dagaal-ka-dhex-qarxey-somaliland-iyo-puntland-oo-ka-socda-deegaanka-tuka-raq-ee-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Dagaal ka Dhex Qarxey Somaliland iyo Puntland oo ka Socda Deegaanka Tuka Raq ee Gobolka SOOL."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-puntland-iyo-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-puntland-iyo-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"530\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-puntland-iyo-slnd.jpg 645w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/dagaal-puntland-iyo-slnd-300x178.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalkan ayaa bilaabmay saakay aroortii hore kadib markii ciidamada Somaliland ay Dhababoco ku jiidheen kastamka Puntland oo qiyaasta 48Km. bari kaga quman magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay WARSOM u sheegeen dad ku sugan Magaalada Tukaraq ciidamada Somaliland waxa ay dhinaca Bari u dhaafeen iyagoo dagaalo teelteel ah ciidamo Puntland ah oo fadhiisimo ku lahaa degaankaas aysan caabin xoogleh kala kulmin, waxana ay gaadheen sida uu Axmed Xaaji Cali sheegay meel tukarq u jirta 24Km waxaanay ku dhowaadeen buuyidhi Kor-shuxuur buurta layidhaahdo oo u dhow tuulada Falidhyaale,<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Dagaal aanan weligey arag xoogiisa ayaa hada ka soconaya Tukaraq dhinaceeda bari, Bohol-waraabe oo magaalada u muuqata ayaa dagaalku ka soconayaa, Waxaana odhan karaa xoogag aan dhowaan kala faaruqayn ayaa iska horyimi&#8221; sidaa waxaa yidhi Axmed Xaaji oo Tukaraq ku sugan, waxaanu intaas ku daray in magaalada dadku ka baxayaan oo ka baqayaan isdhaafka rasaasta labada dhinac inay waxyeelaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad badan oo degaankaas ku sugan ayaa xaqiijiyey in khasaare gaadiid iyo mid nafeedba labada dhinacba ay ka jiraan, waxaase aan la xaqiijin karin sida ay wax u soo kala gaadheen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa hada ma jiraan hadal ka soo baxay labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo, waxaase la sheegayaa in ciidanka Somaliland ay ujeedadoodu tahay sidii ay uga hortegilahaayeen safar madaxweynaha Soomaaliya la sheegay in ku imaan doono degaano ka mid ah gobolka Sool.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan ayaa bilaabmay saakay aroortii hore kadib markii ciidamada Somaliland ay Dhababoco ku jiidheen kastamka Puntland oo qiyaasta 48Km. bari kaga quman magaalada Laascaanood. Sida ay WARSOM u sheegeen dad ku sugan Magaalada Tukaraq ciidamada Somaliland waxa ay dhinaca Bari u dhaafeen iyagoo dagaalo teelteel ah ciidamo Puntland ah oo fadhiisimo ku lahaa degaankaas aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43207"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43207\/revisions\/43210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}