{"id":43182,"date":"2018-01-08T20:41:29","date_gmt":"2018-01-08T17:41:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43182"},"modified":"2018-01-08T20:43:23","modified_gmt":"2018-01-08T17:43:23","slug":"dagaalyahanada-al-shabaab-oo-jarey-isgaarsiinta-qaybo-kamid-ah-gobolka-waqooyi-bari-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/dagaalyahanada-al-shabaab-oo-jarey-isgaarsiinta-qaybo-kamid-ah-gobolka-waqooyi-bari-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Dagaalyahanada Al-shabaab oo Jarey Isgaarsiinta Qaybo kamid ah Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/igaarsiinta-g-w-bari.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43183\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/igaarsiinta-g-w-bari.jpg\" alt=\"\" width=\"923\" height=\"692\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/igaarsiinta-g-w-bari.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/igaarsiinta-g-w-bari-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 923px) 100vw, 923px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil u hadashay dowladda Kenya ayaa sheegtay in Rag ay ay u maleynayan in ay ka tirsan yihiin Xarakada AL-shabaab ay jareen Isgaarsiintii Magaalada Katulo ee Waqooyi Bari Dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha booliska Wajeer\u00a0 Stephen Ngetich,ayaa xaqiijiyay in niman hubeysan ay gantaal ku dhifteen dhismaha Laanta Sharikadda Safaricom ee Magaalada Katulo halkaas ay ku burburtay anteenadii sahleysay wada xiriirka dadka degaanka iyo dalka Kenya intiisa kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in saraakiisha iyo ciidamada Kenya ee degaankaas ay badqabaan islamarkaana uusan jirin qof ay wax ku gaareen weerarka AL-shabaab ee Magaalada Katulo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarkan ayuu sheegay in uu dhacay Axaddii ayadoo ciidamada Amaanka ee fadhigoodu yahay Ceelwaaq iyo Kuwa Katulo uu xiriirkooda jarmay muddo kooban hayeeshee markii dambe la adeegsaday isgaarsiinta dowladda u gaarka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Stephen Ngetich,waxaa uu xusay in aysan oggolaaneyn in Nabadda iyo amniga Wajeer oo uu sheegay in uu hadda wanaagsan yahay aan la caqabadeyn karin,ayna ku dadaalayaan sidii ay uga hortagi lahaayeen weerarrada Al-shabab ee degaankaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab dhinacooda kama hadlin weerarka ay Kenya ku eedeysay waxaana Kenya marwaliba sheegtaa in weerarrada ka dhaca degaankaas ay fuliyaan AL-shabaab,kuwaas oo inta badan lala beegsado Ciidamada Kenya iyo dadka Kenyaanka ah ee aan u dhalan Gobolka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil u hadashay dowladda Kenya ayaa sheegtay in Rag ay ay u maleynayan in ay ka tirsan yihiin Xarakada AL-shabaab ay jareen Isgaarsiintii Magaalada Katulo ee Waqooyi Bari Dalka Kenya. Taliyaha booliska Wajeer\u00a0 Stephen Ngetich,ayaa xaqiijiyay in niman hubeysan ay gantaal ku dhifteen dhismaha Laanta Sharikadda Safaricom ee Magaalada Katulo halkaas ay ku burburtay anteenadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43185,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43182\/revisions\/43185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}