{"id":43178,"date":"2018-01-08T20:14:46","date_gmt":"2018-01-08T17:14:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43178"},"modified":"2018-01-08T20:15:02","modified_gmt":"2018-01-08T17:15:02","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-gen-gorod-oo-ku-sugan-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-gen-gorod-oo-ku-sugan-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Gorod oo ku Sugan Gobolka Mudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gen-gorod1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43179\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gen-gorod1.jpg\" alt=\"\" width=\"928\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gen-gorod1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gen-gorod1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo wafdi uu horkacayo oo maalintii shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay ujeedka halkaasi uu u tagay in ay qeyb ka tahay dhameystirka heshiiskii magaalada Gaalkacyo ay ku gaareen Maamulada Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in meel gaba gabo ah uu marayo dhameystirka heshiiskii ay wada gaareen labada maamul, wuxuuna tilmaamay shacabka labada dhinac in ay u bisil yihiin nabad iyo wada noolaansho dhaxalgal ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga taliyaha uu horkaccayo ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa qeyb ka ah guddoomiyaha maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Liibaan Cali Yaroow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdiwali Jaamac Xusseen Gorod oo 15kii December 2017dii booqday degmada Gaalkacyo ayaa qiimeyn ku sameeyay xaalada ay u sugan yihiin ciidamada xoogga dalka kaa howlgala degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Gaalkacyo oo marar badan oo hore ay ku soo noqnoqdeen dagaalo khasaare badan geystay ayaa hadda u muuqata mid nabdoon kaddib markii ay u kaceen mas\u2019uuliyiinta maamullada Puntland iyo Galmudug oo kaashanaya saraakiisha ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo wafdi uu horkacayo oo maalintii shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay ujeedka halkaasi uu u tagay in ay qeyb ka tahay dhameystirka heshiiskii magaalada Gaalkacyo ay ku gaareen Maamulada Puntland iyo Galmudug. Taliyaha ayaa sheegay in meel gaba gabo ah uu marayo dhameystirka heshiiskii ay wada gaareen labada maamul, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43178"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43181,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43178\/revisions\/43181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}