{"id":43174,"date":"2018-01-08T19:40:35","date_gmt":"2018-01-08T16:40:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43174"},"modified":"2018-01-08T19:42:04","modified_gmt":"2018-01-08T16:42:04","slug":"mweyne-farmaajo-oo-xarriga-ka-jari-doona-garoonka-garoowe-ee-gen-abshir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/mweyne-farmaajo-oo-xarriga-ka-jari-doona-garoonka-garoowe-ee-gen-abshir\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Xarriga ka Jari Doona Garoonka Garoowe ee Gen. Abshir."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-garoonka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-garoonka.jpg\" alt=\"\" width=\"904\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-garoonka.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/farmajo-garoonka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 904px) 100vw, 904px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo oo maalintii shalay gaaray magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in uu maanta xariga ka jaro Garoonka cusub ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland laga hergaliyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa socta qaban qaabada munaasabada furitaanka Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe, oo ay ka qeybgali doonaan mas\u2019uuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Garoowe ayaa kulamo wadatashi ah xalay la yeeshay Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland iyo qaar ka tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa si wayn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, ciidamada Puntland ayaa lagu arkayaan xaafadaha kala duwan ee magaalada, waxaana ay wadaan hawlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa Safarkii ugu horeeyay ee Madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Magaalada Garoowe, tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo oo maalintii shalay gaaray magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in uu maanta xariga ka jaro Garoonka cusub ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland laga hergaliyay. Waxaa socta qaban qaabada munaasabada furitaanka Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe, oo ay ka qeybgali doonaan mas\u2019uuliyiin kala duwan. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43177,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43174\/revisions\/43177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}