{"id":4315,"date":"2011-11-21T11:41:50","date_gmt":"2011-11-21T11:41:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4315"},"modified":"2011-11-21T11:41:50","modified_gmt":"2011-11-21T11:41:50","slug":"xarkada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-sheegtay-inay-gubeen-markab-dagaal-oo-ay-lahaayeen-kenaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/xarkada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-sheegtay-inay-gubeen-markab-dagaal-oo-ay-lahaayeen-kenaya\/","title":{"rendered":"Xarkada mujaahidiinta al shabaab oo sheegtay inay gubeen markab dagaal oo ay lahaayeen kenaya"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/SHABAAB2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4317\" title=\"SHABAAB\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/SHABAAB2.jpeg\" alt=\"\" width=\"160\" height=\"166\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<\/p>\n<p>war saxafadeed ayaa manta soosaartay xarkada mujaahidiinta al shabaab ayaa \u00a0lagu sheegay in Ciidamada Badda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab \u00a0ay Gubeen mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka ee Gaalada Kenya.<\/p>\n<p>Xarakada Al shabaab waxay sheegtay in weerarka ay ku qaadeen maraakiibta dagaal ay sabab u ahayd kadib markii ay Kenyaanku dhibaato ballaaran u geysteen dadka kalluumaysatada ah ee xeebahaasi kusugan.<\/p>\n<p>Dhanka khasaaraha ayaa warsaxafadeedka Al shabaab waxaa lagu sheegay in mid kamid ah maraakiibta dagaalka ee Kenya la gubay kadib markii ay ku dhacday xabadda qoryaha garabka laga tuuro.<\/p>\n<p>War-Saxaafadeedka oo ku qornaa luqada Ingiriiska ayaa lagu sheegay \u00a0\u201c Mujaahidiinta oo adeegsanaya Doomaha dheereeya ayaa weerar la beegsaday Laba Markab oo ku sugnaa inta u dhaxaysa Jaziiradaha Kudhaa iyo Madhawo ee Wilaayada Jubooyinka saacadu markii ay ahayd 3:00 oo habeenimadii Xalay, Is-rasaasayn culus oo goobta ka dhacday kadibna mid ka mid ah Maraakiibtii cadawga ayaa dab weyn\u00a0 ka kacay kadib markii gantaalo ay haleeleen, halka midkii kalena uu goobta iskaga baxsaday isaga oo aan waxba gaarin\u201d ayaa lagu yiri War-Saxaafadeedka kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Isla warsaxaafadeedka ay soo saareen Al shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaasi sidoo kale lala beegsaday gaari kolanyada kamid ahaa kaasi oo ay saarnaayeen saraakiil katirsan Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Dawladda Kenya si rasmi ah ugama hadlin labada weerar ee ay Al shabaab ka geysteen badda iyo berriga gobolka Jubadda Hoose isla markaana guulaha ka sheegteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; (wakaalada wararka somaiya warsom.com) war saxafadeed ayaa manta soosaartay xarkada mujaahidiinta al shabaab ayaa \u00a0lagu sheegay in Ciidamada Badda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab \u00a0ay Gubeen mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka ee Gaalada Kenya. Xarakada Al shabaab waxay sheegtay in weerarka ay ku qaadeen maraakiibta dagaal ay sabab u ahayd kadib markii ay Kenyaanku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4315","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4322,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4315\/revisions\/4322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}