{"id":43124,"date":"2018-01-06T22:06:02","date_gmt":"2018-01-06T19:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43124"},"modified":"2018-01-06T23:40:43","modified_gmt":"2018-01-06T20:40:43","slug":"deegaanka-boocame-ee-gsool-oo-maalintii-labaad-ay-ka-socdaan-dabaal-degyo-lagu-soo-dhaweynayo-ugaas-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/deegaanka-boocame-ee-gsool-oo-maalintii-labaad-ay-ka-socdaan-dabaal-degyo-lagu-soo-dhaweynayo-ugaas-maxamuud\/","title":{"rendered":"Deegaanka Boocame ee G\/Sool oo Maalintii Labaad ay ka socdaan Dabaal Degyo lagu soo Dhaweynayo Ugaas Maxamuud."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ugas-maxamuud.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43125\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ugas-maxamuud.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ugas-maxamuud.jpg 1080w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ugas-maxamuud-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ugas-maxamuud-768x432.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ugas-maxamuud-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>Maalintii labaad ayaa waxaa degmada Boocame oo 75Km. Laascaanood Barri kaga qumab dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi oo dhowaan la caleemasaaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaaska oo ay wehliyeen Dhamaan Cuqaasha Beesha xubno Siyaasiyiin oo heer qaran iyo heer degaanba ah ayaa waxay ahayd soo dhoweyntii ugu balaadhnayd.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaaska oo meel fagaare ah kala hadlay bulshada degaankaas ayaa waxa uu sheegay in uu maanta wixii ka danbeeya uu noqonayo nin u feydan Santa beesha, ta degaanka iyo ta umada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cuqaal dhawra oo ay ka mid ahaayeen Caaqil C\/raxmaan Cilmi Qaaje, Maxamuud Cumar, Caaqil Gaacir Yuusuf Boos iyo Caaqil Gaarse Cabdi Shire oo sheegay in so buuxda ula shaqaynayaan Ugaaska sidii at Aabihii ula shaqayn jireen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Daahir Xaaji Khaliif oo siyaasiga ugu magaca dheer degaankaas ayaa ugu baaqay beesha in iskaashiga iyo midnimada laga arko soda ay maqlaan madaxdooda dhaqanka horumarkooduna markaas buu bilaabmaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa magaalada Boocame tababar loogu soo xidhay haween mudo sideed bilood ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haweenkan ayaa la baray sida at sheegay Xaawo Jaamac Mire Isuduwaha Wasaarada Qoska Puntland, tolida dharka, Midabayntiisa, Cuntakarinta iyo maamulka qoyska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa munaasibadan lagu soo bandhigay mudadii ay waxbaranayeen waxsoosaarkii ay sameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Boocome waxay ka mid tahay degaanada ugu waxsoosaarka badan Gobolka Sool iyadoo ay leedahay dhulbeereed badan oo dadka degaanku ka faaiidaystaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale magaaladan oo leh dooxooyin hodon waxaa kunool ugaadh badan oo xoolaha la daaqda kadib markii dadka degaanksi ay island qaateen in la ilaaliyo Deegaanka iyo Ugaadhaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43116\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-43117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalintii labaad ayaa waxaa degmada Boocame oo 75Km. Laascaanood Barri kaga qumab dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi oo dhowaan la caleemasaaray. Ugaaska oo ay wehliyeen Dhamaan Cuqaasha Beesha xubno Siyaasiyiin oo heer qaran iyo heer degaanba ah ayaa waxay ahayd soo dhoweyntii ugu balaadhnayd. Ugaaska oo meel fagaare ah kala hadlay bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43126,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43124\/revisions\/43126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}